26.5 C
Mogadishu
Wednesday, May 8, 2024

Saraakiishii Al-shabaab Oo Kala Shakisan & Ammar Uu Bixiyey Cali Dheere!

Kala shaki xooggan ayaa soo kala dhexgalaya hoggaamiyaal sare oo ka tirsan Argagaxisada Al-shabaab xilli howlgal culus oo iyaga ka dhan ah ay waddo...

Erdogan oo ku baaqay in dib loo bilaabo wada xaajoodka uu dalkiisu uu kugu...

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ka codsaday Midowga Yurub inay dib u billaabaan wada xaajoodka ka mid noqoshada dalkiisa midowga Yurub, xilli uu...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar: Kama daalin doono inaan ka caawinno Ruushka iyo Ukraine inay...

Wasiirka arrimaha dibadda Qatar Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani ayaa xaqiijiyay in dalkiisa uusan ka waaban doonin caawinta Ruushka iyo Ukraine si loo...

Kyiv oo lagu soo rogay bandow… halka Washington uga digtay Moscow Isticmaalka khatarta nukliyeerka...

Jimcaha soo socda, madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa u safri doona Poland si uu ugala hadlo dhibaatada bini'aadantinimo ee ka jirta Ukraine, halka Xoghayaha...

XOG: Somaliland Oo Afar Jiho Ka Weerareysa Laascaanood

Somaliland ayaa la kulantay culeys dhaqaale oo aad u xooggan, kaas oo sabab u ah dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, waxaana...

Poland Oo Eryeysa 45 Diblomaasiin ah Kuwaas Oo Basaas U ahaa Ruushka

Waaxda la dagaalanka basaaska ee dalka Poland ABW ayaa maanta oo Arbaco ah shaacisay aqoonsiga 45 diblumaasiyiin Ruush ah oo looga shakisanyahay inay basaas...

Dagaalka Ukraine…Heshiis lagu furayo 10 Marinno bini’aadantinimo ah oo ku yaal Mariupol…Halka Qaramada Midoobay...

Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Ukraine Irina Vereshchuk ayaa ku dhawaaqday in la furayo 10 ka mid ah marinada bini'aadantinimada, si dadka rayidka ah looga...

Ruushka oo isku dayaya riditaanka gantaalada xambaari kara nukliyeerka

Wasaaradda Difaaca ee Ruushka ayaa ku dhawaaqday in ciidamada Ruushka ay u dhameystirmeen gantaalada qaadi kara madaxyada Nukliyeerka ee Kaliningrad, oo ku taal badda...

Xabbad joojin maanta ka billaabatay dhismaha Azovstal

Hoggaanka Guud ee Ruushka ayaa ku dhawaaqay furitaanka waddooyin nabdoon oo loogu talagalay dadka rayidka ah si ay uga baxaan dhismaha birta ah ee...

Washinton Oo Dooneysa Inay Dib Ugu Laabato Wadaxaajoodka Nukliyeerka Ee Iran

Safiirka Maraykanka u fadhiya Israa'iil Thomas Nides ayaa sheegay in Washington ay wali raadinayso inay dib ugu soo laabato heshiiskii Nukliyeerka ee Iran, isagoo...

Latest article

Somalia’s Bicameral Parliament Approves provisional Constitution Amendments

MARQAATI NEWS | MOGADISHU: Somalia’s bicameral parliament Saturday approved amendments to the first four chapters of the country’s provisional Constitution after weeks of debates. The...

Suspected Al-Shabaab Militants Kills Six Kenyan Traders At Dhobley Town

MARQAATI NEWS | NAIROBI: Six Kenyans were shot dead early Friday by suspected Al-Shabaab militants at Dhobley at the Kenya-Somalia border. The victims were traders...

Maxay ka dhigan tahay tallaabada taariikhiga ah ee BF Soomaaliya?

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa maanta 55 sano kadib qaaday tallaabo wayn oo taariikhi ah oo ku aadan dhameystirka dastuurka dalka. Labada gole ee baarlamaanka ayaa...