25.9 C
Mogadishu
Friday, September 30, 2022

Britain Oo Sheegtay In Kooxda Wanger Ay Ka Dagaalamayaan Bariga Ukraine

Wasaaradda Difaaca ee Britain ayaa sheegtay in calooshood u shaqeystayaal ka tirsan kooxda "Wagner" ee Ruushka ay ku sugan yihiin bariga Ukraine, iyadoo xustay...

Istanbul Oo Maanta Ay Ka Bilaabanayaan Wadahadallada Ruushkha Iyo Ukraine

Wadahadaladii u horeeyay ee toos ah oo u dhaxeeya Ukraine iyo Ruushka muddo ka badan laba toddobaad ayaa lagu qabanayaa magaalada Istanbul ee dalka...

Ankara Oo Washinton Ka Iibsaneyso Diyaaradaha Dagaalka Ee F-16

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in wasiirkiisa Difaaca Hulusi Akar uu wadahadalo la xiriira iibsashada iyo casriyeynta diyaaradaha dagaalka ee F-16 uu...

Erdogan: Turkiga Iyo Israa’iil Waxay Iska Kaashan Doonaan Dhinaca Gaaska, Bennett Waxaa Laga Yaabaa...

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay maanta oo jimco ah in iskaashiga dhinaca gaaska dabiiciga ah uu ka mid yahay tallaabooyinka ugu muhiimsan...

Turkiga oo ku booriyay Liibiya inay ka fogaato tillaabo kasta oo horseedi karta colaad...

Turkiga ayaa ku booriyay Liibiya inay ka fogaato tallaabo kasta oo horseedi karta colaad hor leh, wuxuuna ugu baaqay madaxda wadankaas inay raacaan dariiqa...

Erdogan oo ku baaqay in dib loo bilaabo wada xaajoodka uu dalkiisu uu kugu...

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ka codsaday Midowga Yurub inay dib u billaabaan wada xaajoodka ka mid noqoshada dalkiisa midowga Yurub, xilli uu...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga: Mawqifyada wadahadallada Ukrain iyo Ruushka oo isku soo dhawaanaya iyadoo...

Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu ayaa sheegay in mawqifyada Kyiv iyo Moscow ay ku heshiiyeen qaar ka mid ah qodobbada laga wada...

Latest article

Madaale Oo Dalab Yaab Leh u Gudbiyey James Swan

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar waxa uu kusoo dhaweeyay kulanna kula...

DFS Oo Dishay Al-shabaabkii Ugu Badnaa

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hawlgal cusub oo ay iska kaashanayaan ciidamada milateriga ee Soomaaliya iyo dadka deegaanka oo ka socda deegaanka Yasooman ee...

Hadalkii Cali Dheere Oo Jawaab Degdeg Ah Laga Bixiyay

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa ka jawaabay hadalkii Afhayeenka kooxda Al-Shabaab Cali Dheere, kaas oo xalay markii ugu...