Duqeymo Culus Oo Lagu Qaaday Khartuum Iyo Magaalooyin Kale
Wariyaha Al-jazeera ayaa sheegay in Ciidamada Cirka ee Sudan ay bilaabeen maanta oo Talaado ah weeraro dhanka cirka ah oo ay ku qaadeen degaano...
Dagaalkii Itoobiya: Caddeymo muujinaya in dad badan la laayay oo lana gubay goobjoogayaal...
Written by Mohamed Abukar Kulmiye
Boqollaal qof ayaa si bareer ah loog dhibaateynayaa olole abaabulan oo lagu doonayo in lagu baab,iyo caddeymaha isir sifeynta ee...
Mali oo baabi’isay heshiisyo milateri oo ay la gashay Faransiiska
Taliska milatariga ee ka taliya dalka Mali ayaa ku dhawaaqay in la baabi’iyay heshiisyo dhanka difaaca ah oo ay la saxiixdeen Faransiiska iyo xulafadiisa...
Washinton Iyo London Oo Soo Dhaweeyay Xabad Joojinta Ka Hirgashay Gobolka tigray
Jabhadda Xoreynta Tigray ee waqooyiga Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay u hoggaansami doonto xabbad joojinta bini’aadantinimo ee ay ku dhawaaqday xukuumadda Addis Ababa, ujeeddaduna...
Turkiga oo ku booriyay Liibiya inay ka fogaato tillaabo kasta oo horseedi karta colaad...
Turkiga ayaa ku booriyay Liibiya inay ka fogaato tallaabo kasta oo horseedi karta colaad hor leh, wuxuuna ugu baaqay madaxda wadankaas inay raacaan dariiqa...
Itoobiya oo bilaabeysa inay koronto ka dhaliso Biyo-xireenka Wabiga Nill… Maxay Masar kaga jawaabi...
dawladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday daah-furka wax-soo-saarka korontadda ee Biyo-xireenka wabiga Niil 20-kii Febraayo, waxay aheyd bilawga marxaladda cusub ee sheekada biyo-xireennada ugu weyn...
Shiinaha Oo Kaalmo Milatari Ku Wareejiyay Dowladda Soomaaliya
Wasiirka Gaashaandhiga Dawladda Federal-ka Soomaaliya, Cabduqadir Maxamed Nuur ayaa ka gudoomay safiirka Shiinaha u fahiya Soomaaliya, Ambassador Fei Shengchoa kaalmo militari oo isugu jira...