25.9 C
Mogadishu
Friday, September 30, 2022

Wafdi ka socda Xamaas oo booqasho ku tagay Moscow iyo madaxweynaha Israa’iil oo Lavrov...

Written by Mohamed Abukar Kulmiye Wafdi ka socda ururka Xamaas ayaa gaaray magaalada Moscow ee caasimadda dalka Ruushka, si ay uga wada hadlaan arrimo kala...

Ruushka oo isku dayaya riditaanka gantaalada xambaari kara nukliyeerka

Wasaaradda Difaaca ee Ruushka ayaa ku dhawaaqday in ciidamada Ruushka ay u dhameystirmeen gantaalada qaadi kara madaxyada Nukliyeerka ee Kaliningrad, oo ku taal badda...

Xabbad joojin maanta ka billaabatay dhismaha Azovstal

Hoggaanka Guud ee Ruushka ayaa ku dhawaaqay furitaanka waddooyin nabdoon oo loogu talagalay dadka rayidka ah si ay uga baxaan dhismaha birta ah ee...

Mali oo baabi’isay heshiisyo milateri oo ay la gashay Faransiiska

Taliska milatariga ee ka taliya dalka Mali ayaa ku dhawaaqay in la baabi’iyay heshiisyo dhanka difaaca ah oo ay la saxiixdeen Faransiiska iyo xulafadiisa...

Washinton Oo Dooneysa Inay Dib Ugu Laabato Wadaxaajoodka Nukliyeerka Ee Iran

Safiirka Maraykanka u fadhiya Israa'iil Thomas Nides ayaa sheegay in Washington ay wali raadinayso inay dib ugu soo laabato heshiiskii Nukliyeerka ee Iran, isagoo...

Ruushka oo weeraray goobtii ugu dambeysay ee ciidamada Ukraine ay ku lahaayeen magaalada Mariupol...

Ciidamada Ruushka ayaa weeraray taangiyada lugta ah ee dhismaha birta ah ee Azovstal, oo ah goobtii ugu dambeysay ee ay ku sugan yihiin askarta...

Britain Oo Ku Dhawaaqday Kaalmo Milatari Oo Cusub Oo Ay Siineyso Ukrain

AMidowga Yurub ayaa isku diyaarinaya in uu cunaqabateyn lixaad leh ku soo rogo Ruushka, halka Ra’iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson ku dhawaaqay in dalkiisu...

Reuters: Turkiga iyo Israa’iil oo ka wada xaajoonaya dhismaha dhuumanka gaaska

Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa ku warantay in saraakiil ka kala tirsan Turkiga iyo Israa’iil ay sheegeen in labada dhinac ay daaha gadaashiisa kaga...

7 Waddan oo Yurub ah ayaa ugu baaqay muwaadiniintooda inaysan ka qeybqaadan dagaalka Ukraine

Todobo dal oo ka tirsan Midowga Yurub ayaa ugu baaqay muwaadiniintooda inay ka fogaadaan inay si mutadawacnimo ah u taageeraan ciidamada Ukraine ee dagaalka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar: Kama daalin doono inaan ka caawinno Ruushka iyo Ukraine inay...

Wasiirka arrimaha dibadda Qatar Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani ayaa xaqiijiyay in dalkiisa uusan ka waaban doonin caawinta Ruushka iyo Ukraine si loo...

Latest article

Madaale Oo Dalab Yaab Leh u Gudbiyey James Swan

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar waxa uu kusoo dhaweeyay kulanna kula...

DFS Oo Dishay Al-shabaabkii Ugu Badnaa

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hawlgal cusub oo ay iska kaashanayaan ciidamada milateriga ee Soomaaliya iyo dadka deegaanka oo ka socda deegaanka Yasooman ee...

Hadalkii Cali Dheere Oo Jawaab Degdeg Ah Laga Bixiyay

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa ka jawaabay hadalkii Afhayeenka kooxda Al-Shabaab Cali Dheere, kaas oo xalay markii ugu...