27.7 C
Mogadishu
Friday, March 31, 2023

MD Xasan Sheekh Oo Shaqaalihii Ugu Badnaa Ka Eryaya Villa Somalia

Warar xaqiiq ah oo laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa xaqiijinaya in in ka badan 170 qof oo kamid ah Shaqaalaha ka howlgala qeybaha kala...

Khaladaad Ka Dhacay Furimaha La Dagaalanka Argagaxisada

Guulo waaweyn ayaa ciidamada huwanta ah soo hooyeen balse waxaa jira daldaloolo sixitaan u baahan. WASHINGTON, USA – Howlgalada milatari ee ay iska kaashanayaan ciidamadda...

Macruuf Xaaji, Agaasimaha Xiriirka Bulshada ee Xafiiska Ergayga gaarka ah ee Abaaraha oo Ka...

Agaasimaha Xiriirka bulshada ee Xafiiska Ergayga gaarka ah ee Abaaraha Macruuf Xaaji oo la hadlay mareegta Marqaati ayaa ka warbixiyay Shir ay si wadajir...

Madaale Oo Dalab Yaab Leh u Gudbiyey James Swan

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar waxa uu kusoo dhaweeyay kulanna kula...

DFS Oo Dishay Al-shabaabkii Ugu Badnaa

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hawlgal cusub oo ay iska kaashanayaan ciidamada milateriga ee Soomaaliya iyo dadka deegaanka oo ka socda deegaanka Yasooman ee...

Hadalkii Cali Dheere Oo Jawaab Degdeg Ah Laga Bixiyay

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa ka jawaabay hadalkii Afhayeenka kooxda Al-Shabaab Cali Dheere, kaas oo xalay markii ugu...

Al-shabaab Oo Dhacdo Argagax Ah Sameeyay

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa xogo cusub ka bixiyey dagaalladii ugu dambeeyey ee Al-Shabaab looga saaray deegaanadii ay...

Ukraine Oo Badbaadineysa Somalia!

Xilli meelo badan oo kamid ah koonfurta iyo Bartamaha dalka Soomaaliya ay kajirto abaar baahsan oo saameysay dad iyo Duunyo ayaa waxaa jira dalal...

Xogta Qaraxa Ka Dhacay Baraawe

Inta la xaqiijiyay hal Askari ayaa ku dhintay halka 8 Ruux oo 7 kamid ah Shacab yihiin ay ku dhaawacmeen qarax Miino oo Barqanimadii...

Somaliland: Dibadbaxyada Oo La Mamnuucay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Somaliland oo ka jawaabeysay codsi banaanbax ah oo uga yimid Ururada Bulshada Rayidka & Ururka u dooda xaququl Aadanaha ayaa...

Latest article

Somaliland Oo Laga Qabsaday Laascaanood Iyo Tukaraq

Kadib dagaal culus oo ciidanka Somaliland iyo kuwa deegaanka ku dhexmaray 21 cisho magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, ayaa saacado kahor waxaa isbedal weyn...

Saraakiishii Al-shabaab Oo Kala Shakisan & Ammar Uu Bixiyey Cali Dheere!

Kala shaki xooggan ayaa soo kala dhexgalaya hoggaamiyaal sare oo ka tirsan Argagaxisada Al-shabaab xilli howlgal culus oo iyaga ka dhan ah ay waddo...

MD Xasan Sheekh Oo Shaqaalihii Ugu Badnaa Ka Eryaya Villa Somalia

Warar xaqiiq ah oo laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa xaqiijinaya in in ka badan 170 qof oo kamid ah Shaqaalaha ka howlgala qeybaha kala...