31.9 C
Mogadishu
Friday, March 29, 2024

RW Xamse weli miyuu la dhacsan yahay iney ATMIS sii joogto?

Raysal wasaaraha Xukuumadda fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo Xalay ka qeyb galay munaasabad afur ah oo lagu maamuusaayay sanad guuradii koowaad ee kasoo...

Agaasimaha Waaxda Information Communication & Technology – ICT ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo...

Agaasimaha Waaxda Information Communication & Technology – ICT ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Mowlid Daqaf ayaa sameeyay Online Application si loogu isticmaalo...

Somaliland Oo Laga Qabsaday Laascaanood Iyo Tukaraq

Kadib dagaal culus oo ciidanka Somaliland iyo kuwa deegaanka ku dhexmaray 21 cisho magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, ayaa saacado kahor waxaa isbedal weyn...

Saraakiishii Al-shabaab Oo Kala Shakisan & Ammar Uu Bixiyey Cali Dheere!

Kala shaki xooggan ayaa soo kala dhexgalaya hoggaamiyaal sare oo ka tirsan Argagaxisada Al-shabaab xilli howlgal culus oo iyaga ka dhan ah ay waddo...

MD Xasan Sheekh Oo Shaqaalihii Ugu Badnaa Ka Eryaya Villa Somalia

Warar xaqiiq ah oo laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa xaqiijinaya in in ka badan 170 qof oo kamid ah Shaqaalaha ka howlgala qeybaha kala...

Khaladaad Ka Dhacay Furimaha La Dagaalanka Argagaxisada

Guulo waaweyn ayaa ciidamada huwanta ah soo hooyeen balse waxaa jira daldaloolo sixitaan u baahan. WASHINGTON, USA – Howlgalada milatari ee ay iska kaashanayaan ciidamadda...

Macruuf Xaaji, Agaasimaha Xiriirka Bulshada ee Xafiiska Ergayga gaarka ah ee Abaaraha oo Ka...

Agaasimaha Xiriirka bulshada ee Xafiiska Ergayga gaarka ah ee Abaaraha Macruuf Xaaji oo la hadlay mareegta Marqaati ayaa ka warbixiyay Shir ay si wadajir...

Madaale Oo Dalab Yaab Leh u Gudbiyey James Swan

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar waxa uu kusoo dhaweeyay kulanna kula...

DFS Oo Dishay Al-shabaabkii Ugu Badnaa

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hawlgal cusub oo ay iska kaashanayaan ciidamada milateriga ee Soomaaliya iyo dadka deegaanka oo ka socda deegaanka Yasooman ee...

Hadalkii Cali Dheere Oo Jawaab Degdeg Ah Laga Bixiyay

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa ka jawaabay hadalkii Afhayeenka kooxda Al-Shabaab Cali Dheere, kaas oo xalay markii ugu...

Latest article

Agaasimaha xariirka bulshada ee xafiiska Ergeyga Gaarka ah ee Abaaraha Macruuf Xaaji oo ka...

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan dhanka abaaraha iyo bini’aadanimadda Mudane Cabdiraxman Cabdi Shakuur ayaa booqasho indha indheyn ah oo ugu kuur...

Agaasimaha xariirka bulshada ee xafiiska Ergeyga Gaarka ah ee Abaaraha Macruuf Xaaji oo ka...

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Mudane Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan gaar ah...

Saciid Dani “25 May Kahor Waa In La Xoreeyo Laascaanood…RW Xamse Waa Xogahaya Madaxweynaha”

Madaxweynaha Puntland Saciid C/laahi Dani ayaa maanta waxa uu markii ugu horreysay jawaab ka bixiyey eedeyn dhowr ah oo kaga timid madaxweyne Xasan Sheekh,...