Madaale Oo Bedalaya Cumar Filish
Inkastoo weli aan si rasmi ah loogu dhawaaqin, hadana waxaa soo baxaya warar sheegaya in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, uu xilka guddoomiyaha gobolka Banaadir...
Xog: Sidee kusoo laabtay wasiirka kaliya ee ka haray xukuumaddii R/W Rooble?
Xukuumadda cusub ee ra’iisal wasaare Xamza Cabdi Barre waxaa ku cusub arrimo badan oo aan hore uga dhicin xukuumadihii hore, iyadoo inteeda badan uu...
Moscow oo sheegtay in ay nus saac gudaheed ku burburin karto NATO… halka diblomaasiyiinta...
Written by Mohamed Abukar Kulmiye
CNN ayaa ku warantay in Sii hayaha Safaaradda Mareykanka ee Ukraine Christina Kevin ay kula laabatay koox diblomaasiyiin Mareykan ah...
Maraykanka iyo Japan ayaa ka digay tijaabada nukliyeerka Kuuriyada Waqooyi markii ugu horreysay tan...
Written by Mohamed Abukar Kulmiye
Milateriga Kuuriyada Koonfureed ayaa Sabtida maanta ah sheegay in Kuuriyada Waqooyi ay u muuqato inay ridday gantaal ballistic ah oo...
Dagaalkii Itoobiya: Caddeymo muujinaya in dad badan la laayay oo lana gubay goobjoogayaal...
Written by Mohamed Abukar Kulmiye
Boqollaal qof ayaa si bareer ah loog dhibaateynayaa olole abaabulan oo lagu doonayo in lagu baab,iyo caddeymaha isir sifeynta ee...
Japan Oo xoojineysa iskaashiga ay la leedahay Washington waxayna heshiis dhanka difaaca ah la...
Written by Mohamed Abukar Kulmiye
Wasiirrada Difaaca ee Mareykanka iyo Japan ayaa ku heshiiyey inay sare u qaadaan iskaashigooda, iyaga oo ka jawaabaya waxa ay...
Wafdi ka socda Xamaas oo booqasho ku tagay Moscow iyo madaxweynaha Israa’iil oo Lavrov...
Written by Mohamed Abukar Kulmiye
Wafdi ka socda ururka Xamaas ayaa gaaray magaalada Moscow ee caasimadda dalka Ruushka, si ay uga wada hadlaan arrimo kala...
Ruushka oo isku dayaya riditaanka gantaalada xambaari kara nukliyeerka
Wasaaradda Difaaca ee Ruushka ayaa ku dhawaaqday in ciidamada Ruushka ay u dhameystirmeen gantaalada qaadi kara madaxyada Nukliyeerka ee Kaliningrad, oo ku taal badda...
Xabbad joojin maanta ka billaabatay dhismaha Azovstal
Hoggaanka Guud ee Ruushka ayaa ku dhawaaqay furitaanka waddooyin nabdoon oo loogu talagalay dadka rayidka ah si ay uga baxaan dhismaha birta ah ee...
Mali oo baabi’isay heshiisyo milateri oo ay la gashay Faransiiska
Taliska milatariga ee ka taliya dalka Mali ayaa ku dhawaaqay in la baabi’iyay heshiisyo dhanka difaaca ah oo ay la saxiixdeen Faransiiska iyo xulafadiisa...