Xabbad joojin maanta ka billaabatay dhismaha Azovstal
Hoggaanka Guud ee Ruushka ayaa ku dhawaaqay furitaanka waddooyin nabdoon oo loogu talagalay dadka rayidka ah si ay uga baxaan dhismaha birta ah ee...
Mareykanka oo cunaqabateyn ku soo rogay militariga Eritrea
Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogay militariga Eritrea iyo xisbiga talada haya Jimcihii, isagoo ku eedeeyay inay gacan ka geysteen dagaalka ka socda gobolka...
Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Boosaaso
Taliyaha qaybta booliiska Gobolka Bari G/sare Cabdiqaadir Jaamac Diri ayaa maanta oo khamiis ah gudoomiyey shir khamiiseedka ee saraakiisha booliiska gobolka bari kaas oo...
Askari ka tirsan booliska Kenya oo toogtay lix qof oo xaaskiisu ku jirtay
Askari ka tirsan booliska Kenya ayaa toogasho ku dilay shan qof oo ku sugnaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, kahor inta aanu isdilay,...
Joe Biden oo sheegay In Moscow Ay ka ku Howlantahay weerar dhanka internetka ah...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in ay jirto xog sirdoon oo muujineysa khatarta dhanka Internetka ah ee Ruushka uu ku hayo Mareykanka.
Waxa uu...
Reuters: Turkiga iyo Israa’iil oo ka wada xaajoonaya dhismaha dhuumanka gaaska
Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa ku warantay in saraakiil ka kala tirsan Turkiga iyo Israa’iil ay sheegeen in labada dhinac ay daaha gadaashiisa kaga...
Poland Oo Eryeysa 45 Diblomaasiin ah Kuwaas Oo Basaas U ahaa Ruushka
Waaxda la dagaalanka basaaska ee dalka Poland ABW ayaa maanta oo Arbaco ah shaacisay aqoonsiga 45 diblumaasiyiin Ruush ah oo looga shakisanyahay inay basaas...
Shiinaha Oo Kaalmo Milatari Ku Wareejiyay Dowladda Soomaaliya
Wasiirka Gaashaandhiga Dawladda Federal-ka Soomaaliya, Cabduqadir Maxamed Nuur ayaa ka gudoomay safiirka Shiinaha u fahiya Soomaaliya, Ambassador Fei Shengchoa kaalmo militari oo isugu jira...
Erdogan oo ku baaqay in dib loo bilaabo wada xaajoodka uu dalkiisu uu kugu...
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ka codsaday Midowga Yurub inay dib u billaabaan wada xaajoodka ka mid noqoshada dalkiisa midowga Yurub, xilli uu...
Israaiil Oo Maanta Martigelineyso Shir-madaxeedka Wadamada Carabta Iyo Mareykanka
Wasiirada arrimaha dibadda ee Masar, Imaaraadka, Marooko iyo Baxrayn ayaa gaaray Israa’iil si ay uga qaybgalaan shir ka dhacaya magaalada Negev ee Sedi Boker,...