29.9 C
Mogadishu
Tuesday, May 17, 2022

Abiy Axmed oo shaaciyay in la soo geba-gabeeyay Wajiga Koowaad ee la dagaalanka TPLF

Abiy Axmed oo shaaciyay in la soo geba-gabeeyay Wajiga Koowaad ee dagaalanka TPLF Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray dagaaladii ugu dambeeyay...

Galmudug oo gacanta kusoo dhigtay shaqsiyaad ka dambeeyay dilal ka dhacay Mudug

Howlgal socday muddo 8 bari ah ayaa  lagu soo gaban gabeeyey degaanka dhagtuur ee koofurta gobolka mudug, ka dib markii gacanta lagu dhigay 7...

James Swan oo Dowladda Soomaaliya ugu baaqay ka hortegida musuq maasuqa

Isaga oo ka qeyb galayay Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee la dagaalanka Musuqmaasuqa, ayuu Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u...

Doorashada labo kursi oo maanta ka dhacaysa Dhuusamareeb

Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug ayaa lagu waddaa in maanta lagu qabto doorashada labo kursi oo ka mid ah Aqalka Sare, kuwaasoo dhawaan...

Mareykanka oo cunaqabateyn ku soo rogay militariga Eritrea

Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogay militariga Eritrea iyo xisbiga talada haya Jimcihii, isagoo ku eedeeyay inay gacan ka geysteen dagaalka ka socda gobolka...

Khilaafka u dhaxeeya Guddiga doorashooyinka Gobolada Waqooyi oo xoogeystay

Waxaa sii xoogeeysanaya khilaafka salka ku haaya habka maareynta doorashooyinka Golaha Shacabka ee u dhaxeeya Xubnaha Guddiga maamulaya doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee loo yaqaan...

Feysal Cali Waraabe Oo Si Kulul Kaga Hadlay Xarigga Abwaan Xabsiga Loo Dhigay Riwaayad...

Hadal heyn xooggan ayaa ka dhalatay xiritaanka nin dhalinyaro ah oo abwaan ah oo lagu magacaabo Idiris Siciid Maxamed (Ilig), balse guddoomiyaha xisbiga UCID...

Diyaarad uu saarnaa Taliyaha Ciidanka difaaca Hindiya oo burburtay

Diyaarad Helicopter ah oo uu la socday Taliyaha Ciidamada Hindiya General Bipin Rawat ayaa ku burburtay gobolka Tamiil Naadu ee koonfurta dalkaasi,sida laga soo...

Sarkaal ka tirsanaa Shabaab oo isku dhiibay ciidanka dowladda

Gudoomiyaha degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose Sayid Cali Ibraahim ayaa xaqiijiyay in sarkaal ka tirsanaa ururka Al-Shabaab uu isku soo dhiibay ciidanka dowladda...

Shir Looga Hadlayo Hanaanka Dhab U Heshisiinta Qaran Oo Muqdisho Laga Furay

Waxaa maanta magaaladda Muqdisho ka furmay Shirka Soo bandhigista iyo Ansixinta Istiraatiijiyada xiriirka ee hirgalinta Qorshaha Hanaanka Dhab u Heshisiinta Qaran ,kaasi oo socon...

Latest article

Moscow oo sheegtay in ay nus saac gudaheed ku burburin karto NATO… halka diblomaasiyiinta...

CNN ayaa ku warantay in Sii hayaha Safaaradda Mareykanka ee Ukraine Christina Kevin ay kula laabatay koox diblomaasiyiin Mareykan ah Axaddii shalay xarunta safaaradda...

Maraykanka iyo Japan ayaa ka digay tijaabada nukliyeerka Kuuriyada Waqooyi markii ugu horreysay tan...

Milateriga Kuuriyada Koonfureed ayaa Sabtida maanta ah sheegay in Kuuriyada Waqooyi ay u muuqato inay ridday gantaal ballistic ah oo ay ka soo riday...

Dagaalkii Itoobiya: Caddeymo muujinaya in dad badan la laayay oo lana gubay goobjoogayaal...

boqollaal qof ayaa si bareer ah loog dhibaateynayaa olole abaabulan oo lagu doonayo in lagu baab,iyo caddeymaha isir sifeynta ee galbeedka gobolka Tigray ee...