29.1 C
Mogadishu
Friday, April 19, 2024

Ruushka: Hadallada Biden waxay keenayaan inuu Go’o xiriirka Washinton Iyo Moscow

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Ruushka ayaa u yeertay safiirka Mareykanka u fadhiya Moscow, John Sullivan, sababo la xiriira hadalladii madaxweyne Joe Biden ee ku...

Xog: Sidee kusoo laabtay wasiirka kaliya ee ka haray xukuumaddii R/W Rooble?

Xukuumadda cusub ee ra’iisal wasaare Xamza Cabdi Barre waxaa ku cusub arrimo badan oo aan hore uga dhicin xukuumadihii hore, iyadoo inteeda badan uu...

James Swan oo Dowladda Soomaaliya ugu baaqay ka hortegida musuq maasuqa

Isaga oo ka qeyb galayay Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee la dagaalanka Musuqmaasuqa, ayuu Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u...

Abiy Axmed oo shaaciyay in la soo geba-gabeeyay Wajiga Koowaad ee la dagaalanka TPLF

Abiy Axmed oo shaaciyay in la soo geba-gabeeyay Wajiga Koowaad ee dagaalanka TPLF Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray dagaaladii ugu dambeeyay...

Wasiir Khadiijo Diiriye Oo Lagu Dheggan Yahay

Qaar ka mid ah shaqaalaha wasaaradda gargaarka ee Soomaaliya ayaa ku eedeeyey wasiirka wasaaraddaas in ay si bareer ah uga jartay mushaharkii iyo gunnooyinkii...

Al-shabaab Oo Dhacdo Argagax Ah Sameeyay

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa xogo cusub ka bixiyey dagaalladii ugu dambeeyey ee Al-Shabaab looga saaray deegaanadii ay...

Biden Oo Ku Wajahan Brussels Si Uu U Taageero Ukraine Oo Uu Cunaqabatayn Dheeraad...

Caasimadda Belgium-ka ee Brussels, ayaa isu diyaarineysa inay martigeliso shir siyaasadeed oo heerkiisu sarreeyo dhammaadka toddobaadkan, kaasoo ay ka qaybgeli doonaan hoggaamiyeyaasha dalalka xubnaha...

Madaale Oo Dalab Yaab Leh u Gudbiyey James Swan

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar waxa uu kusoo dhaweeyay kulanna kula...

Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Boosaaso

Taliyaha qaybta booliiska Gobolka Bari G/sare Cabdiqaadir Jaamac Diri ayaa maanta oo khamiis ah gudoomiyey shir khamiiseedka ee saraakiisha booliiska gobolka bari kaas oo...
video

Daawo: Dowladda Itoobiya Oo Duulaan Culus Qaadday, Gobolka Amxaarada Oo..

Waxaan halkaan hoose ka daawan kartaa wararkii ugu dambeeyay xaaladda Itoobiya, sidoo kalena waxaan kusoo qaadaneynaa duulaanka cusub ee dowladda Itoobiya ay maanta bilowday. Halkaan...

Latest article

Somalia’s Bicameral Parliament Approves provisional Constitution Amendments

MARQAATI NEWS | MOGADISHU: Somalia’s bicameral parliament Saturday approved amendments to the first four chapters of the country’s provisional Constitution after weeks of debates. The...

Suspected Al-Shabaab Militants Kills Six Kenyan Traders At Dhobley Town

MARQAATI NEWS | NAIROBI: Six Kenyans were shot dead early Friday by suspected Al-Shabaab militants at Dhobley at the Kenya-Somalia border. The victims were traders...

Maxay ka dhigan tahay tallaabada taariikhiga ah ee BF Soomaaliya?

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa maanta 55 sano kadib qaaday tallaabo wayn oo taariikhi ah oo ku aadan dhameystirka dastuurka dalka. Labada gole ee baarlamaanka ayaa...