28.3 C
Mogadishu
Friday, May 3, 2024
Page 10

Biden: NATO intii hore waa ay ka mideysantahay

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa shaaca ka qaaday in madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu " wacad ku maray kala qeybtinta NATO" markii uu bilaabay dagaalka ka dhanka ah Ukraine, laakiin isbahaysiga ayaa "midnimo badan muujiyay," isagoo tilmaamay inuu aaminsan yahay in Ruushka laga saaro kooxda. Labaatan ama G20 ee dhaqaalaha weyn. Biden ayaa sheegay ka dib labada shir madaxeed ee...

Kuuriyada Koonfureed: Pyongyang ayaa ridday gantaal ballistic ah oo qaaradaha isaga gudba

Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Moon Jae-in ayaa ku dhawaaqay in gantaalkii ay ridday Kuuriyada Woqooyi horraantii Khamiista uu ahaa gantaal ballistic ah oo qaaradaha isaga gudba, taas oo noqonaysa markii ugu horreysay oo Pyongyang ay adeegsato hub noocaas ah tan iyo sannadkii 2017-kii. Moon waxa uu sheegay in arinkaani uu jabiyay hakinta gantaallada balaastikada ah ee isaga kala goosha qaaradaha, waxa...

Turkiga oo ku booriyay Liibiya inay ka fogaato tillaabo kasta oo horseedi karta colaad hor leh

Turkiga ayaa ku booriyay Liibiya inay ka fogaato tallaabo kasta oo horseedi karta colaad hor leh, wuxuuna ugu baaqay madaxda wadankaas inay raacaan dariiqa Dimuqraadiga ah iyadoo ay jirto xiisad ka dhalatay gacan ku haynta laanta fulinta ee dalkaas. Qalalaasaha siyaasadeed ee Liibiya ayaa cirka isku sii shareeray tan iyo markii uu burburay doorashooyinkii loo qorsheeyay inay dhacaan bishii December,...

Biden Oo Ku Wajahan Brussels Si Uu U Taageero Ukraine Oo Uu Cunaqabatayn Dheeraad Ah Ugu Soo Rogo Ruushka

Caasimadda Belgium-ka ee Brussels, ayaa isu diyaarineysa inay martigeliso shir siyaasadeed oo heerkiisu sarreeyo dhammaadka toddobaadkan, kaasoo ay ka qaybgeli doonaan hoggaamiyeyaasha dalalka xubnaha ka ah Midowga Yurub, marka lagu daro kooxda toddobada ah iyo ururka NATO ee Waqooyiga Atlanta si looga wadahadlo arrinta dagaalka Ukraine iyo saadka tamarta. Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Arbacada ku wajahan Brussels si uu...

Poland Oo Eryeysa 45 Diblomaasiin ah Kuwaas Oo Basaas U ahaa Ruushka

Waaxda la dagaalanka basaaska ee dalka Poland ABW ayaa maanta oo Arbaco ah shaacisay aqoonsiga 45 diblumaasiyiin Ruush ah oo looga shakisanyahay inay basaas u a haayeen dalkooda. "Hay'adda sirdoonka gudaha waxay diyaarisay liis 45 qof ah, kuwaas oo ka shaqaynayey Poland iyagoo qarinaya dhaqdhaqaaqyadooda dublamaasiyadeed, kuwaasoo fulinayay hawlo basaasnimo ah oo ka dhan ah Poland," ayuu yiri Stanislaw Zarin,...

Xog Iyo Sawirro: Maxaa Looga Hadlay Shirmadaxeedkii Sharm El-Sheikh Ee Masar

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Naftali Bennett ayaa ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Sharm El-Sheikh ee dalka Masar fiidnimadii xalay  kaddib markii uu kulan la qaatay dhaxal-sugaha Abu Dhabi Mohammed bin Zayed iyo Madaxweynaha Masar Abdel Fattah El-Sisi, kulankaas oo aan horay loo sii shaacin. Waxa ay warbaahinta Israa’iil ku tilmaantay dhacdo aan hore loo arag, sidoo kale Channel 13-ka Israa’iil waxa...

Erdogan oo ku baaqay in dib loo bilaabo wada xaajoodka uu dalkiisu uu kugu biirayo Midowga Yurub

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ka codsaday Midowga Yurub inay dib u billaabaan wada xaajoodka ka mid noqoshada dalkiisa midowga Yurub, xilli uu dhacayo shir-madaxeedka Yurub ee Brussels, kaasoo looga hadlayo horumarrada dagaalka Ukraine. "Waxaan filaynaa in Midowga Yurub uu si deg deg ah u furo cutubyada wada xaajoodyada ka mid noqoshada oo uu bilaabo wada xaajoodka midowga kastamka...

Ruushka: Hadallada Biden waxay keenayaan inuu Go’o xiriirka Washinton Iyo Moscow

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Ruushka ayaa u yeertay safiirka Mareykanka u fadhiya Moscow, John Sullivan, sababo la xiriira hadalladii madaxweyne Joe Biden ee ku aaddanaa dhiggiisa Vladimir Putin, oo uu ku tilmaantay inuu yahay dambiile dagaal. “Hadalada caynkaan oo kale ah ee ka soo yeeray madaxweynaha Maraykanka oo aan ku habooneyn nin dawladeed oo heerkaas sare leh ayaa xiriirka u...

Joe Biden oo sheegay In Moscow Ay ka ku Howlantahay weerar dhanka internetka ah Ay ku qaado Mareykanka

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in ay jirto xog sirdoon oo muujineysa khatarta dhanka Internetka ah ee Ruushka uu ku hayo Mareykanka. Waxa uu intaa ku daray in Ruushku uu ka fiirsanayo inuu qaado weerar dhanka Internetka ah oo ka dhan ah Maraykanka, balse Washington ay adeegsan doonto "qalab kasta" si ay uga hortagto ugana jawaabto falkaasi. Biden ayaa soo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga: Mawqifyada wadahadallada Ukrain iyo Ruushka oo isku soo dhawaanaya iyadoo laga wada hadlay arrimo xasaasi ah

Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu ayaa sheegay in mawqifyada Kyiv iyo Moscow ay ku heshiiyeen qaar ka mid ah qodobbada laga wada xaajoonayo xabbad joojinta iyo soo afjarida dagaalka uu Ruushka ku qaaday Ukraine tan iyo 24-kii February. Cavusoglu ayaa intaa ku daray wareysi uu siiyay wargeyska Daily News Hurriyet ee ka soo baxa Turkiga maanta oo Axad...

Latest article

Somalia’s Bicameral Parliament Approves provisional Constitution Amendments

MARQAATI NEWS | MOGADISHU: Somalia’s bicameral parliament Saturday approved amendments to the first four chapters of the country’s provisional Constitution after weeks of debates. The...

Suspected Al-Shabaab Militants Kills Six Kenyan Traders At Dhobley Town

MARQAATI NEWS | NAIROBI: Six Kenyans were shot dead early Friday by suspected Al-Shabaab militants at Dhobley at the Kenya-Somalia border. The victims were traders...

Maxay ka dhigan tahay tallaabada taariikhiga ah ee BF Soomaaliya?

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa maanta 55 sano kadib qaaday tallaabo wayn oo taariikhi ah oo ku aadan dhameystirka dastuurka dalka. Labada gole ee baarlamaanka ayaa...