30.9 C
Mogadishu
Saturday, April 20, 2024
Page 9

Britain Oo Sheegtay In Kooxda Wanger Ay Ka Dagaalamayaan Bariga Ukraine

Wasaaradda Difaaca ee Britain ayaa sheegtay in calooshood u shaqeystayaal ka tirsan kooxda "Wagner" ee Ruushka ay ku sugan yihiin bariga Ukraine, iyadoo xustay in in ka badan kun dagaalyahan oo kooxdan ah ay ka qayb qaadan karaan dagaalka ka dhanka ah ciidamada Ukraine. Dhanka kale, ciidamada Ukraine ayaa horumar ka sameeyay meel u dhow caasimadda Kyiv, Oleksandr Markushin, duqa...

Istanbul Oo Maanta Ay Ka Bilaabanayaan Wadahadallada Ruushkha Iyo Ukraine

Wadahadaladii u horeeyay ee toos ah oo u dhaxeeya Ukraine iyo Ruushka muddo ka badan laba toddobaad ayaa lagu qabanayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, iyadoo aan rajo laga qabin in la gaaro heshiis lagu joojinayo dagaalka Moscow ay ku qaaday deriskeeda kaas oo socda muddo bil ka badan. Isniintii wufuudda Ruushka iyo Ukraine ayaa gaaray Istanbul, waxaana la filayaa...

Israaiil Oo Maanta Martigelineyso Shir-madaxeedka Wadamada Carabta Iyo Mareykanka

Wasiirada arrimaha dibadda ee Masar, Imaaraadka, Marooko iyo Baxrayn ayaa gaaray Israa’iil si ay uga qaybgalaan shir ka dhacaya magaalada Negev ee Sedi Boker, kaasoo uu hoggaaminayo xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Anthony Blinken, isla markaana uu martiqaad ka helay wasiirka arrimaha dibadda Israa’iil Yair Lapid. Sida laga soo xigtay ilo-wareedyo Israa’iil ah, kulanka ayaa ujeedkiisu yahay sidii isbahaysi wadajir...

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Oo Wacad Ku Maray In Uu Dhisi Doono Cudud Militari Oo Aad U weyn

    Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa wacad ku maray in uu dhisi doono “cudud militari oo xad dhaaf ah” oo aan la joojin karin, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda  maanta oo Isniin ah. Hadalka Kim ayaa imaanaya kaddib markii saddex maalmood ka hor la riday gantaalka riddada dheer ee qaaradaha isaga kala goosha, waana tijaabadii ugu horreysay ee noociisa...

Saraakiisha reer galbeedka ayaa sheegay in 7 Jeneraal oo Ruush ah lagu dilay dagaalladii ka socda Ukraine

Saraakiisha reer galbeedka ayaa shaaciyay magacyada todobo Jeneraal oo Ruush ah oo ay sheegeen in la dilay tan iyo markii uu bilowday dagaalka Ukraine, iyo Jeneraal kale oo la rumeysan yahay in xilka laga qaaday. Wakaaladda  wararka ee Faransiiska oo soo xiganeysa sarkaal reer galbeedka ah ayaa sheegtay in jeneraaladaan kii u dambeeyay dhintay kaas oo lagu lagacaabo General Yakov...

Ankara Oo Washinton Ka Iibsaneyso Diyaaradaha Dagaalka Ee F-16

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in wasiirkiisa Difaaca Hulusi Akar uu wadahadalo la xiriira iibsashada iyo casriyeynta diyaaradaha dagaalka ee F-16 uu kala xaajoonayo dhanka Mareykanka, waxa uuna sheegay in marxaladda wanaagsan ee arrintan la xiriirta ay sii socon doonto. Tani waxay ku soo beegantay hadal uu warfidiyeenada ugu waramayay Madaxweynaha xilli uu ku soo laabtay dalka Turkiga,...

Washinton Iyo London Oo Soo Dhaweeyay Xabad Joojinta Ka Hirgashay Gobolka tigray

Jabhadda Xoreynta Tigray ee waqooyiga Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay u hoggaansami doonto xabbad joojinta bini’aadantinimo ee ay ku dhawaaqday xukuumadda Addis Ababa, ujeeddaduna tahay in la fududeeyo sidii gargaar loo gaarsiin lahaa dadka u baahan. Jabhadda ayaa bayaan ay soo saartay maanta oo Jimco ah ku sheegtay in ciidamadeeda hubeysan ay ku dadaali doonaan sidii ay nabadda fursad kale...

The Times: Askarta ka tirsan ciidamada gaarka ah ee Putin ayaa diiday inay ka dagaalamaan Ukraine

Wargeyska Ingiriiska ee "The Times" ayaa sheegay in askarta Ilaalada Qaranka ee Ruushka oo inta badan loo yaqaanno ciidamada gaarka ah ee Putin, ay diideen inay ka dagaalamaan Ukraine, sida uu sheegay madaxa hay'adda xuquuqda aadanaha "Agora" Prussia Tashiifoof Yaafiil. Tashiifoof waxa uu sheegay in daraasiin askar ah ay ku doodeen in qandaraaskoodu uu khuseeyay dhulka Ruushka oo keliya, isla...

Erdogan: Turkiga Iyo Israa’iil Waxay Iska Kaashan Doonaan Dhinaca Gaaska, Bennett Waxaa Laga Yaabaa Inuu Booqdo Ankara

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay maanta oo jimco ah in iskaashiga dhinaca gaaska dabiiciga ah uu ka mid yahay tallaabooyinka ugu muhiimsan ee Turkiga iyo Israa'iil ay qaadi karaan, iyada oo la isku dayayo in la hagaajiyo xiriirka labada dhinac isagoo intaa ku daray in Ra'iisul Wasaaraha Israel Naftali Bennett laga yaabo inuu booqdo Turkiga. Horaantii bishan, Erdogan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Ee Shiinaha Oo Booqasho Aan Horey Loo Shiin Ku Tagay Hindiya Tan Iyo Markii Labada Waddan Ay Dhexmareen Dagaallo Xadka Ah

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Hindiya ayaa sheegtay in wasiirka arrimaha dibadda Shiinaha Wang Yi uu dhiggiisa Hindiya kula kulmi doono New Delhi maanta oo jimco ah ka dib markii uu halkaasi uu ku tagay booqasho aan la shaacin, taasoo noqonaysa tii ugu horreysay tan iyo markii ay isku dhaceen labada dal sannadkii 2020-kii markaas uu xiriirka labada wadan xumaaday. Afhayeen...

Latest article

Somalia’s Bicameral Parliament Approves provisional Constitution Amendments

MARQAATI NEWS | MOGADISHU: Somalia’s bicameral parliament Saturday approved amendments to the first four chapters of the country’s provisional Constitution after weeks of debates. The...

Suspected Al-Shabaab Militants Kills Six Kenyan Traders At Dhobley Town

MARQAATI NEWS | NAIROBI: Six Kenyans were shot dead early Friday by suspected Al-Shabaab militants at Dhobley at the Kenya-Somalia border. The victims were traders...

Maxay ka dhigan tahay tallaabada taariikhiga ah ee BF Soomaaliya?

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa maanta 55 sano kadib qaaday tallaabo wayn oo taariikhi ah oo ku aadan dhameystirka dastuurka dalka. Labada gole ee baarlamaanka ayaa...