27.2 C
Mogadishu
Monday, December 5, 2022

Madaale Oo Dalab Yaab Leh u Gudbiyey James Swan

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar waxa uu kusoo dhaweeyay kulanna kula qaatay Ergeyga gaar ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan iyo Kuxigeenka Ergeyga ee Arrimaha Bini-aadannimada Mr. Adam Abdelmoula. Iyadoona kulankaasi ay goobjoog ka ahaayeen Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee Arrimaha Bulshada...

DFS Oo Dishay Al-shabaabkii Ugu Badnaa

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hawlgal cusub oo ay iska kaashanayaan ciidamada milateriga ee Soomaaliya iyo dadka deegaanka oo ka socda deegaanka Yasooman ee hoostaga degmada Buula-burde in lagu dilay in ka badan 45 xubnood oo ka tirsan ururka al-Shabab. Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda warfaafinta ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in hawlgalkani uu weli socdo, isla markaana ay dawladdu...

Hadalkii Cali Dheere Oo Jawaab Degdeg Ah Laga Bixiyay

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa ka jawaabay hadalkii Afhayeenka kooxda Al-Shabaab Cali Dheere, kaas oo xalay markii ugu horeysay ka hadlay dagaalka ay iclaamisay dowladda Soomaaliya iyo kacdoonka shacabka. Jeneraal Biixi ayaa wareysi uu siiyey Radio Muqdisho wuxuu ku sheegay in hadalka Cali Dheere uu dhageystay, balse uu ula muuqday ‘cataaw’ ay ka keentay...

Al-shabaab Oo Dhacdo Argagax Ah Sameeyay

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa xogo cusub ka bixiyey dagaalladii ugu dambeeyey ee Al-Shabaab looga saaray deegaanadii ay sanadaha badan maamulayeen. Taliye Biixi ayaa shaaciyey in kooxda Al-Shabaab ay sameysay wax ay la yaabeen kadib markii ay madaxa ka goosteen xubno ayaga ka tirsanaa oo looga dilay dagaal ka dhacay degaanka Aboorey ee gobolka...

Ukraine Oo Badbaadineysa Somalia!

Xilli meelo badan oo kamid ah koonfurta iyo Bartamaha dalka Soomaaliya ay kajirto abaar baahsan oo saameysay dad iyo Duunyo ayaa waxaa jira dalal dhowr ah oo sheegaya inay ka qeyb qaadan doonaan gurmadka loo sameeynao dadka Soomaaliyeed. Madaxweynaha dalka ay dagaalada ka socdaan ee Ukraine, Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in 28,600 oo tan oo Qamadi ah uu dalkiisa todobaadyada...

Xogta Qaraxa Ka Dhacay Baraawe

Inta la xaqiijiyay hal Askari ayaa ku dhintay halka 8 Ruux oo 7 kamid ah Shacab yihiin ay ku dhaawacmeen qarax Miino oo Barqanimadii Maanta ka dhacay degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Qaraxa ayaa goobjoogayaal sheegeen in uu ahaa miino la geliyay Maqaaxi Shaaha laga cabo oo kutaalla Busteejada laga raaco gaadiidka aada dhinaca degaanka Kuunya-barow, waxaana xilliga qaraxa...

Somaliland: Dibadbaxyada Oo La Mamnuucay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Somaliland oo ka jawaabeysay codsi banaanbax ah oo uga yimid Ururada Bulshada Rayidka & Ururka u dooda xaququl Aadanaha ayaa gebi ahaanba mamnuucday in xilligaan degaannada Somaliland laga sameeyo banaanbax. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliland oo uu ku saxiixan yahay Wasiirada Wasaaradda Maxamed Kaahin Axmed lana ogeysiiyay Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland, guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex...

Argagaxisada Al-shabaab Oo Quus Joogta

Shacabka Soomaaliyeed ayaa markaan bilaabay howlgallo lagu baacsanayo ururka argagaxisada ah ee Al-shabaab, kadib markii ay bilaabeen iney laayaan shacab aan waxba galabsan. Gobolka Hiiraan ayaa hogggaanka u haya howlgalka la dagaalanka argagaxisada, waxaana ku xiga gobollada Galgaduud iyo Mudug, oo iyaguna howlgalladaasi wada. Deegaanno ku dhow degmooyinka Baxdo iyo Maxaas ayaa lagu soo waramayaa in xilligaan uu ka soconayo dagaal...

Madaale Oo Bedalaya Cumar Filish

Inkastoo weli aan si rasmi ah loogu dhawaaqin, hadana waxaa soo baxaya warar sheegaya in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, uu xilka guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho u magacaabi doono Yuusuf Xuseen Jimcaale oo horay xilkaan usoo qabtay. Ilo ku dhow madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Marqaati u xaqiijiyey in saacadaha soo aaddan ay soo bixi doonto wareegtada uu madaxweynaha ku magacaabayo...

Qorshaha Weerarka Canfarta Ee Deegaanka Soomaalida

Wararka naga soo gaarayo dowlad deegaanka Soomaalida, ayaa sheegaya in ay deegganno ka tirsan gobolka siti ee dowlad deegaanka ay dhac iyo boob ay ka geeysteen maleyshiyo Canfar ah. Ciidamo la sheegay in ay yihiin canfar ayaa weeraro ku soo qaaday deegganno ka tirsan gobolka siti, waxaana wararka ay sheegayaan in ay la wareegeen inta badan deegannada hoostaga gobolka, halkaas...

Latest article

Madaale Oo Dalab Yaab Leh u Gudbiyey James Swan

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar waxa uu kusoo dhaweeyay kulanna kula...

DFS Oo Dishay Al-shabaabkii Ugu Badnaa

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hawlgal cusub oo ay iska kaashanayaan ciidamada milateriga ee Soomaaliya iyo dadka deegaanka oo ka socda deegaanka Yasooman ee...

Hadalkii Cali Dheere Oo Jawaab Degdeg Ah Laga Bixiyay

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa ka jawaabay hadalkii Afhayeenka kooxda Al-Shabaab Cali Dheere, kaas oo xalay markii ugu...