29.9 C
Mogadishu
Friday, April 19, 2024
Page 2

Saciid Dani “25 May Kahor Waa In La Xoreeyo Laascaanood…RW Xamse Waa Xogahaya Madaxweynaha”

Madaxweynaha Puntland Saciid C/laahi Dani ayaa maanta waxa uu markii ugu horreysay jawaab ka bixiyey eedeyn dhowr ah oo kaga timid madaxweyne Xasan Sheekh, Ra’iisul wasaare Xasme iyo sidoo kale madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, halka dhanka kalena si dadban u dhaliilay dowladda Jabuuti. Saciid Dani oo dadweyne badan kula hadlayey magaalada Gaalkcyo ee gobolka Mudug, geesta kalena olole ugu...

Ruushka Oo Weerarkii Ugu Cuslaa Ku Qaaday Caasimadda Ukraine

Ukraine ayaa ku dhawaaqday inay ku guda jirto tijaabinta nidaamka lagu ogaanayo gantaalaha Israel, kaasoo ay u badan tahay in la isticmaalo laba bilood gudahood, halka Washington ay sheegtay in Ruushka aysan u badneyn in uu isticmaalo hubkiisa Nukliyeerka, kaddib weerarkii Kremlin-ka. Safiirka Ukraine u fadhiya Israel, Yevgen Korniychuk, ayaa sheegay in Kiev ay tijaabinayso hab lagu baaro gantaallada ay...

Maraykanka “Ukraine Ma Weerarin Madaxtooyada Ruushka”

Nathan Tech, oo ah ku xigeenka afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, ayaa xaqiijiyay in Ukraine ay xaq u leedahay inay is difaacdo, Isagoo tilmaamaya in Washington ay kaliya ku taageereyso Ukraine inay is difaacdo. Wuxuu intaas ku daray, in waddankiisa uu xaqiijinayo eedeymaha uga yimid Ruushka ee la xiriira weerarkii Kremlin-ka. Wuxuu sidoo kale u arkaa in eedeymaha Ruushka ee ka...

Qaraxyo waaweyn oo ka dhacay Kiev

Ilo-wareedyo ayaa ku waramaya in qaraxyo waaweyn laga maqlay magaalada Kiev ee caasimada dalka Ukraine, xilli warshad sifeysa shidaalka ee ku taala koonfurta Ruushka lagu weeraray diyaarad nuuca aan duuliyaha lahayn saakay oo Khamiis ah. Dhanka kale, madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa wuxuu booqasho aan la sii shaacin ku tagay dalka Holland. Wargeyska Independent ee Kiev ayaa sheegay in laba qarax...

President Hassan Sheikh has put a political burden on Somaliland

The federal government of Somalia is working hard to put strong pressure on Somaliland to stop the ongoing war in the city of Lasanood, as the government has taken effective measures. According to reports, President Hassan Sheikh, who met with members of the international community, demanded that Somaliland be ordered to immediately withdraw the army from Lasanood in order to...

Exorbitant Fees Charged to the People of Mogadishu

The electricity companies in Mogadishu have similarly overcharged their customers, more than three times what the customers used to use, and the people of Mogadishu have become very vocal about this, and its effects have been felt on social media. . The electricity companies Beeko, Blue Sky & Mogadishu Power charged their customers a lot of money in the month...

Lacago Xad Dhaaf Ah Oo Lagu Soo Dalacay Shacabka Muqdisho

Shirkadaha Korontada ee magaalada Muqdisho ayaa si isku mid ah waxay lacag xad dhaaf ah kusoo dalaceen macaamiishooda, waliba lacag ka badan Saddex laab intii ay macaamiisha isticmaali jireen, waxaana guud ahaan reer Muqdisho noqdeen kuwo aad uga qeyla qaada arrintan, saameynteedana waxaa laga dareemay baraha bulshada. Shirkadaha korontada ee Beeko, Blue Sky & Muqdisho Power ayaa xisaabta bishii April...

MD Xasan Oo Culeys Saaray Somaliland, Laascaanood Awgeed

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si weyn uga shaqeenaysa in Somaliland cadaadis xooggan lagu saaro sidii ay ku joojin lahayd dagaalka ka socda magaalada Laascaanood, iyadoo dowladda ay qaaday tallaabooyin wax ku ool ah. Xogaha la helayo ayaa sheegaya in madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay xubno ka mid ah beesha caalamka uu ka dalbaday in Somaliland la faro iney degdeg...

Heshiis xabad joojin ah oo dhexmaray Israel iyo kooxaha Gaza

Ilo Falastiini ah ayaa daaha ka qaaday in Israel ay ogolaatay heshiis xabad joojin ah kaddib markii qaraxyo xooggan ay ka dhaceen Marinka Gaza, iyadoo Israel ay markale duulaan ku qaaday fariisimaha kooxaha Falastiiniyiinta. Ciidamada Israel ayaa goor sii horeysay ku dhawaaqay inay weerar cirka ah ku qaadeen marinka, goob joogayaal ayaa sheegay inay maqleen qaraxyo xilli diyaaradaha dagaalka ee...

Ruushka Oo Digniin Kama Dambeys Ah Siiyay Jarmalka

Ciidamada Ruushka iyo kuwa Ukraine ayaa shalay oo Talaado ahayd isweydaarsaday gantaallo iyo weerarro ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, Iyadoo ay weli socdaan dagaalada u dhaxeeya labada dhinac oo wejiyo kala duwan leh. Dhanka kale, Kiev ayaa heshay baabuurta gaashaaman ee Copenhagen, halka Moscow ay sheegtay inay qaaday tallaabooyin lagu dardargelinayo wax soo saarka hubka, waxayna uga digtay Jarmalka...

Latest article

Somalia’s Bicameral Parliament Approves provisional Constitution Amendments

MARQAATI NEWS | MOGADISHU: Somalia’s bicameral parliament Saturday approved amendments to the first four chapters of the country’s provisional Constitution after weeks of debates. The...

Suspected Al-Shabaab Militants Kills Six Kenyan Traders At Dhobley Town

MARQAATI NEWS | NAIROBI: Six Kenyans were shot dead early Friday by suspected Al-Shabaab militants at Dhobley at the Kenya-Somalia border. The victims were traders...

Maxay ka dhigan tahay tallaabada taariikhiga ah ee BF Soomaaliya?

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa maanta 55 sano kadib qaaday tallaabo wayn oo taariikhi ah oo ku aadan dhameystirka dastuurka dalka. Labada gole ee baarlamaanka ayaa...