Maraykanka “Ukraine Ma Weerarin Madaxtooyada Ruushka”
Nathan Tech, oo ah ku xigeenka afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, ayaa xaqiijiyay in Ukraine ay xaq u leedahay inay is difaacdo, Isagoo tilmaamaya...
Qaraxyo waaweyn oo ka dhacay Kiev
Ilo-wareedyo ayaa ku waramaya in qaraxyo waaweyn laga maqlay magaalada Kiev ee caasimada dalka Ukraine, xilli warshad sifeysa shidaalka ee ku taala koonfurta Ruushka...
Lacago Xad Dhaaf Ah Oo Lagu Soo Dalacay Shacabka Muqdisho
Shirkadaha Korontada ee magaalada Muqdisho ayaa si isku mid ah waxay lacag xad dhaaf ah kusoo dalaceen macaamiishooda, waliba lacag ka badan Saddex laab...
MD Xasan Oo Culeys Saaray Somaliland, Laascaanood Awgeed
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si weyn uga shaqeenaysa in Somaliland cadaadis xooggan lagu saaro sidii ay ku joojin lahayd dagaalka ka socda magaalada Laascaanood,...
Heshiis xabad joojin ah oo dhexmaray Israel iyo kooxaha Gaza
Ilo Falastiini ah ayaa daaha ka qaaday in Israel ay ogolaatay heshiis xabad joojin ah kaddib markii qaraxyo xooggan ay ka dhaceen Marinka Gaza,...
Ruushka Oo Digniin Kama Dambeys Ah Siiyay Jarmalka
Ciidamada Ruushka iyo kuwa Ukraine ayaa shalay oo Talaado ahayd isweydaarsaday gantaallo iyo weerarro ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, Iyadoo ay weli socdaan...
Duqeymo Culus Oo Lagu Qaaday Khartuum Iyo Magaalooyin Kale
Wariyaha Al-jazeera ayaa sheegay in Ciidamada Cirka ee Sudan ay bilaabeen maanta oo Talaado ah weeraro dhanka cirka ah oo ay ku qaadeen degaano...
XOG: Nabad Iyo Nolol Oo Qorshe Halis Ah u Degay Dowladda Xasan Sheekh
Xogo cusub ayaa laga helayaa kulan xasaasi ah oo ku dhowaad Todobaad uga socday magaalada Doxa ee dalka Qadar kooxda Nabad iyo nolol ee...
Erdogan Oo Duulaan Lagu Yahay
Caalamka ayaa hadda eegaya Turkiga oo laga sugayo natiijada doorashadii ugu khatarta badnayd, waxaana dadka siyaasadda falanqeeya ay muujinayaan awoodooda ay ku baadigoobayaan xog...
Dagaalkii Ugu Cuslaa Oo Ka Socda Sudan
Khartoum waxaa shalay oo isniin ahayd ka dhacay duqeymo xagga cirka ah, qaraxyo iyo dab xooggan, inkastoo xabbad joojin cusub oo 72 saacadood ah...