28.2 C
Mogadishu
Friday, May 3, 2024

Dagaalkii Ugu Cuslaa Oo Ka Socda Sudan

Khartoum waxaa shalay oo isniin ahayd ka dhacay duqeymo xagga cirka ah, qaraxyo iyo dab xooggan, inkastoo xabbad joojin cusub oo 72 saacadood ah...

Iran Oo QM Ka Dalbatay In Tallaab Laga Qaado Maraykanka

Iran ayaa ugu baaqday Qaramada Midoobay inay qaado tallaabo rasmi ah oo ka dhan ah Mareykanka taas oo ku dilay labo janaraal oo ka...

Maraykanka “Ukraine Ma Weerarin Madaxtooyada Ruushka”

Nathan Tech, oo ah ku xigeenka afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, ayaa xaqiijiyay in Ukraine ay xaq u leedahay inay is difaacdo, Isagoo tilmaamaya...

Macruuf Xaaji, Agaasimaha Xiriirka Bulshada ee Xafiiska Ergayga gaarka ah ee Abaaraha oo Ka...

Agaasimaha Xiriirka bulshada ee Xafiiska Ergayga gaarka ah ee Abaaraha Macruuf Xaaji oo la hadlay mareegta Marqaati ayaa ka warbixiyay Shir ay si wadajir...

Madaale Oo Bedalaya Cumar Filish

Inkastoo weli aan si rasmi ah loogu dhawaaqin, hadana waxaa soo baxaya warar sheegaya in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, uu xilka guddoomiyaha gobolka Banaadir...

Maraykanka ayaa Itoobiya, Mali iyo Guinea ka saaray barnaamijka ganacsiga ee AGOA

Maraykanka ayaa Itoobiya, Mali iyo Guinea ka saaray barnaamijka ganacsiga ee AGOA Maraykanka ayaa dalalka Ethiopia, Mali iyo Guinea ka saaray barnaamijka ganacsiga xorta ah...

Saciid Deni Oo Isku Diyaariyey Dagaal Ka Dhan PSF

Dowlad goboleedka Puntland ayaa ku gacansayrtay baaqii ay shalay gelinkii dambe soo saareen isimada Bari ee dhexdhexaadinayay hoggaanka ciidammada PSF iyo maamulkaasi. Bayaanka ka soo...

Khilaafka u dhaxeeya Guddiga doorashooyinka Gobolada Waqooyi oo xoogeystay

Waxaa sii xoogeeysanaya khilaafka salka ku haaya habka maareynta doorashooyinka Golaha Shacabka ee u dhaxeeya Xubnaha Guddiga maamulaya doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee loo yaqaan...

Johnson Oo booqanaya Imaaraadka Iyo Sacuudiga Si Uu Ugala Hadlo Arrimaha Shidaalka iyo dagaalka...

Ra'iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa maanta oo Arbaco ah booqasho ku tagay Abu Dhabi oo ay ku jiraan Imaaraadka Carabta iyo Sacuudi Carabiya,...

Agaasimaha xariirka bulshada ee xafiiska Ergeyga Gaarka ah ee Abaaraha Macruuf Xaaji oo ka...

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan dhanka abaaraha iyo bini’aadanimadda Mudane Cabdiraxman Cabdi Shakuur ayaa booqasho indha indheyn ah oo ugu kuur...

Latest article

Somalia’s Bicameral Parliament Approves provisional Constitution Amendments

MARQAATI NEWS | MOGADISHU: Somalia’s bicameral parliament Saturday approved amendments to the first four chapters of the country’s provisional Constitution after weeks of debates. The...

Suspected Al-Shabaab Militants Kills Six Kenyan Traders At Dhobley Town

MARQAATI NEWS | NAIROBI: Six Kenyans were shot dead early Friday by suspected Al-Shabaab militants at Dhobley at the Kenya-Somalia border. The victims were traders...

Maxay ka dhigan tahay tallaabada taariikhiga ah ee BF Soomaaliya?

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa maanta 55 sano kadib qaaday tallaabo wayn oo taariikhi ah oo ku aadan dhameystirka dastuurka dalka. Labada gole ee baarlamaanka ayaa...