30.9 C
Mogadishu
Friday, May 3, 2024
Page 8

Qarax Khasaaro Gaystay Oo Ka Dhacay Kismaayo

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay gudaha magaalada. Inta la xaqiijiyay qaraxa oo lala bartilmaameedsaday guri uu dagganaa madaxa howlaha dekedda Kismaayo  waxaana qaraxa ku geeriyooday laba qof, halka uu qof kale uu dhaawac ka soo gaaray. Hooyo xaamillo ah ayaa kamid ah dadka qaraxa ku dhintay...

Hirshabeelle: SEIT Oo Shaaciyay Odayaasha Dhaqanka Laba Kursi

Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo dooraneyso ergooyinka laba kursi. Kuraasta kala HOP#106 iyo HOP#024 oo dhawaan lagu dooranayo magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa la shaaciyay odayaashooda dhaqanka. HOP#024: waxaa baarlamaankii 10-aad ku fadhiyay xildhibaan Cabduqadir Carabow Ibraahim HOP#106: waxaa baarlamaankii 10-aad ku fadhiyay xildhibaanad Miina Xasan Maxamed.

Dhaarinta Kadib, Goorma Ayuu Farmaajo Waayi Doonaa Sharciyadda uu Sheegto?!

Khamiista ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu dhaariyo xildhibaannada baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, taasi oo si rasmi ah meesha uga saari doonta baarlamaankii 10-aad, bog cusubna u fureysa baarlamaan cusub ee 11-aad oo rasmi ah ay yeelato jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya. Dhaarinta kadib, sidee ayey noqon doonaa hey’adaha kala duwan ee dowladda federaalka ah iyo sharciyadda uu...

Maxkamadda Sare Oo Muddo Kordhin U Sameysay Jawaab Celinta Kiiska Fahad iyo FEIT

Maxkamadda sare ayaa warqad ay u dirtay Garyaqaanka guud ee dowladda ku sheegtay in ay hal maalin dib u dhigtay dacwad uu Fahad Yasin u gudbiyay maxkamadda sare oo ka dhan ah guddiga doorashooyinka FEIT. Qoraal ka soo baxay maxkamadda sare ee dalka ayaa lagu sheegay in lagu wargelinayo garyaqaanka guud ee dowladda ay maalin dheeraad ah ay ku dartay...

Fadeexadda Xuska Sannad Guurada 62 ee Asaaska Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliya (CXDS) 12 April 2022

Khudbadda Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday 7dii Febraayo 2021 Maxamed Cabdullaahi Farmajo uu ka jeediyay dabaaldegga Sannad Guurada 62 ee Asaaska Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliya (CXDS) oo ku beegan 12ka Abrile 2022 ayaa taarikhda Soomaaliya u qaybisay saddex waqti: 30 sano oo wadannimo ah ( 1960-1991), 27 sano oo qabiilnimo ah ( 1991-2016) iyo 5 sano oo wadannimo ah (2017-2022)...

Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa uu ka kooban yahay illaa 4 ciidan oo kala ah: ciidanka dhulka, ciidanka badda, ciidanka cirka iyo difaaca cirka. Dalkeena waxaa uu ciidan lahaa xilligii gumeystaha, Ingiriiska iyo Talyaaniga waxaa ay sameeyeen booliis, ciidanka booliiska waxaa la dhisay sanadkii 1848-dii, Waxaana si rasmi ah loo daahfuray sanadkii 1927, xiligaas oo ay heleen Tababaro iyo aqoon...

Lavrov oo Hindiya ku sugan si uu u xoojiyo hubka ruble-ka, halka Washington ay uga digeyso New Delhi inay gacan siiso Moscow

Mareykanka ayaa uga digay Hindiya in ay isku soo dhawaadaan Ruushka ama ay ka caawiso in ay ka gudubto cunaqabateynta saaran, waxayna arrintan ku soo beegantay xilli uu Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka Sergey Lavrov uu booqasho ku tagay New Delhi, isaga oo doonaya in uu madaxda dalkaas ka dhaadhiciyo in ay sare u qaadaan isticmaalka lacagta Ruble-ka ee Ruushka...

Reuters: Turkiga iyo Israa’iil oo ka wada xaajoonaya dhismaha dhuumanka gaaska

Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa ku warantay in saraakiil ka kala tirsan Turkiga iyo Israa’iil ay sheegeen in labada dhinac ay daaha gadaashiisa kaga wada hadlayaan dhismaha dhuumaha Gaaska qaada, si ay u noqoto mid ka mid ah kuwa Yurub u badala tamarta ee Ruushka ka qaataan balse arrintani waxay la kulmi doontaa caqabado badan ka hor heshiis kasta...

7 Waddan oo Yurub ah ayaa ugu baaqay muwaadiniintooda inaysan ka qeybqaadan dagaalka Ukraine

Todobo dal oo ka tirsan Midowga Yurub ayaa ugu baaqay muwaadiniintooda inay ka fogaadaan inay si mutadawacnimo ah u taageeraan ciidamada Ukraine ee dagaalka kula jira ciidamada Ruushka, taasoo qeyb ka ah bayaan ay si wadajir ah u soo saareen wasiirrada caddaaladda oo Isniintii ku kulmay caasimadda Belgium-ka ee Brussels, Kyiv ayaa soo bandhigtay Maalmo ka hor guuto ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar: Kama daalin doono inaan ka caawinno Ruushka iyo Ukraine inay gaaraan heshiis soo afjaraya masiibada bini’aadantinimo.

Wasiirka arrimaha dibadda Qatar Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani ayaa xaqiijiyay in dalkiisa uusan ka waaban doonin caawinta Ruushka iyo Ukraine si loo gaaro go’aan mideysan oo lagu soo afjarayo musiibada bini’aadantinimo ee Ukraine. Waxa uu intaa ku daray isagoo wareysi siinayay CNN in Qatar ay ka soo horjeedo fal kasta oo gardarro ah ama awood loo adeegsado dal...

Latest article

Somalia’s Bicameral Parliament Approves provisional Constitution Amendments

MARQAATI NEWS | MOGADISHU: Somalia’s bicameral parliament Saturday approved amendments to the first four chapters of the country’s provisional Constitution after weeks of debates. The...

Suspected Al-Shabaab Militants Kills Six Kenyan Traders At Dhobley Town

MARQAATI NEWS | NAIROBI: Six Kenyans were shot dead early Friday by suspected Al-Shabaab militants at Dhobley at the Kenya-Somalia border. The victims were traders...

Maxay ka dhigan tahay tallaabada taariikhiga ah ee BF Soomaaliya?

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa maanta 55 sano kadib qaaday tallaabo wayn oo taariikhi ah oo ku aadan dhameystirka dastuurka dalka. Labada gole ee baarlamaanka ayaa...