7 Waddan oo Yurub ah ayaa ugu baaqay muwaadiniintooda inaysan ka qeybqaadan dagaalka Ukraine
Todobo dal oo ka tirsan Midowga Yurub ayaa ugu baaqay muwaadiniintooda inay ka fogaadaan inay si mutadawacnimo ah u taageeraan ciidamada Ukraine ee dagaalka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar: Kama daalin doono inaan ka caawinno Ruushka iyo Ukraine inay...
Wasiirka arrimaha dibadda Qatar Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani ayaa xaqiijiyay in dalkiisa uusan ka waaban doonin caawinta Ruushka iyo Ukraine si loo...
Britain Oo Sheegtay In Kooxda Wanger Ay Ka Dagaalamayaan Bariga Ukraine
Wasaaradda Difaaca ee Britain ayaa sheegtay in calooshood u shaqeystayaal ka tirsan kooxda "Wagner" ee Ruushka ay ku sugan yihiin bariga Ukraine, iyadoo xustay...
Istanbul Oo Maanta Ay Ka Bilaabanayaan Wadahadallada Ruushkha Iyo Ukraine
Wadahadaladii u horeeyay ee toos ah oo u dhaxeeya Ukraine iyo Ruushka muddo ka badan laba toddobaad ayaa lagu qabanayaa magaalada Istanbul ee dalka...
Israaiil Oo Maanta Martigelineyso Shir-madaxeedka Wadamada Carabta Iyo Mareykanka
Wasiirada arrimaha dibadda ee Masar, Imaaraadka, Marooko iyo Baxrayn ayaa gaaray Israa’iil si ay uga qaybgalaan shir ka dhacaya magaalada Negev ee Sedi Boker,...
Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Oo Wacad Ku Maray In Uu Dhisi Doono Cudud Militari Oo...
Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa wacad ku maray in uu dhisi doono “cudud militari oo xad dhaaf ah” oo aan la joojin...
Saraakiisha reer galbeedka ayaa sheegay in 7 Jeneraal oo Ruush ah lagu dilay dagaalladii...
Saraakiisha reer galbeedka ayaa shaaciyay magacyada todobo Jeneraal oo Ruush ah oo ay sheegeen in la dilay tan iyo markii uu bilowday dagaalka Ukraine,...
Ankara Oo Washinton Ka Iibsaneyso Diyaaradaha Dagaalka Ee F-16
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in wasiirkiisa Difaaca Hulusi Akar uu wadahadalo la xiriira iibsashada iyo casriyeynta diyaaradaha dagaalka ee F-16 uu...
Washinton Iyo London Oo Soo Dhaweeyay Xabad Joojinta Ka Hirgashay Gobolka tigray
Jabhadda Xoreynta Tigray ee waqooyiga Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay u hoggaansami doonto xabbad joojinta bini’aadantinimo ee ay ku dhawaaqday xukuumadda Addis Ababa, ujeeddaduna...
The Times: Askarta ka tirsan ciidamada gaarka ah ee Putin ayaa diiday inay ka...
Wargeyska Ingiriiska ee "The Times" ayaa sheegay in askarta Ilaalada Qaranka ee Ruushka oo inta badan loo yaqaanno ciidamada gaarka ah ee Putin, ay...