Diyaarad uu saarnaa Taliyaha Ciidanka difaaca Hindiya oo burburtay

0
705

Diyaarad Helicopter ah oo uu la socday Taliyaha Ciidamada Hindiya General Bipin Rawat ayaa ku burburtay gobolka Tamiil Naadu ee koonfurta dalkaasi,sida laga soo xigtay ciidamada cirka.

Illaa hadda ma cadda waxqa sababay shilkaasi, hasa yeeshee,diyaaraddaasi oo nuuceedu ahaa Helicopter IAF Mi-17V5, waxaa la socday taliyaha Ciidamada Gen Bipin Rawat iyo saraakiil kale.

Shilkaasi ayaa manta ka dhacay meel u dhow deegaanka Coonoor ee koonfurta Tamil Nadu,sida ay ku warameen saraakiil u hadlay ciidamada Cirka.

LEAVE A REPLY