DEG DEG: Milatariga Itoobiya Oo Qabsaday Magaalooyin Muhiim Ah

0
511

Milatariga Itoobiya ayaa goor dhow waxa ay gacanta ku dhigeen magaalooyin aad u muhiim ah, kuwaasi oo ka tirsan gobolka Amxaarada.

Magaalooyinka ay qabsadeen ciidamada waxa ay kala yihiin Dessie iyo Kombolcha, iyaga oo sidoo kale gacanta ku dhigay Magaaloyinka Bati, Kersana, Gerban iyo Degan.

Abiy Ahmed ayaa horkacayey ciidamada guushan gaaray, waxaana ay sidoo kale ciidanku kusii socdaa deegaanno kale.

La soco wixii kusoo kordha

 

LEAVE A REPLY