29 C
Mogadishu
Friday, April 26, 2024

Khilaafka u dhaxeeya Guddiga doorashooyinka Gobolada Waqooyi oo xoogeystay

Waxaa sii xoogeeysanaya khilaafka salka ku haaya habka maareynta doorashooyinka Golaha Shacabka ee u dhaxeeya Xubnaha Guddiga maamulaya doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee loo yaqaan...
video

Daawo: Dowladda Itoobiya Oo Duulaan Culus Qaadday, Gobolka Amxaarada Oo..

Waxaan halkaan hoose ka daawan kartaa wararkii ugu dambeeyay xaaladda Itoobiya, sidoo kalena waxaan kusoo qaadaneynaa duulaanka cusub ee dowladda Itoobiya ay maanta bilowday. Halkaan...

Saciid Deni Oo Isku Diyaariyey Dagaal Ka Dhan PSF

Dowlad goboleedka Puntland ayaa ku gacansayrtay baaqii ay shalay gelinkii dambe soo saareen isimada Bari ee dhexdhexaadinayay hoggaanka ciidammada PSF iyo maamulkaasi. Bayaanka ka soo...

Muuse Biixi Oo u Digey Cabdi Xaashi & Mahdi Guuleed

Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland ayaa ka mamnuucday dadka ku nool halkaas inay ka qeybgeli arrimaha siyaasadda Soomaaliya, sida laga soo xigtay...

Booliska Somalia oo War kasoo saaray dilka Carruurta Walaalaha ah

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa faah faahin ka bixiyay dhacdo lagu dilay laba Carruur Walaalo ah oo ka dhacday Aaga...

Askari ka tirsan booliska Kenya oo toogtay lix qof oo xaaskiisu ku jirtay

Askari ka tirsan booliska Kenya ayaa toogasho ku dilay shan qof oo ku sugnaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, kahor inta aanu isdilay,...

Nin laba Carruur ah oo Xaaskiisu dhashay ku dilay duleedka Muqdisho

Meydka labada Carruurta ah oo muddo saacado ah la’aa kalana ahaa Wiil iyo Gabar ayaa waxaa saaka laga helay Xaafadda Jaamacadda Shabeelle oo ka...

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble & Safiirka Imaaraadka?

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta qaabilay danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Alcuthman. labada mas’uul...

Abiy Axmed oo kasoo hanjabay jiidda hore ee dagaalka

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in 'dhawaan cagta la marinayo cadowga' xilli uu shaaciyay in ciidamada militeriga ay TPLF dib uga qabsadeen...

DEG DEG: Milatariga Itoobiya Oo Qabsaday Magaalooyin Muhiim Ah

Milatariga Itoobiya ayaa goor dhow waxa ay gacanta ku dhigeen magaalooyin aad u muhiim ah, kuwaasi oo ka tirsan gobolka Amxaarada. Magaalooyinka ay qabsadeen ciidamada...

Latest article

Somalia’s Bicameral Parliament Approves provisional Constitution Amendments

MARQAATI NEWS | MOGADISHU: Somalia’s bicameral parliament Saturday approved amendments to the first four chapters of the country’s provisional Constitution after weeks of debates. The...

Suspected Al-Shabaab Militants Kills Six Kenyan Traders At Dhobley Town

MARQAATI NEWS | NAIROBI: Six Kenyans were shot dead early Friday by suspected Al-Shabaab militants at Dhobley at the Kenya-Somalia border. The victims were traders...

Maxay ka dhigan tahay tallaabada taariikhiga ah ee BF Soomaaliya?

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa maanta 55 sano kadib qaaday tallaabo wayn oo taariikhi ah oo ku aadan dhameystirka dastuurka dalka. Labada gole ee baarlamaanka ayaa...