27.2 C
Mogadishu
Wednesday, May 8, 2024

Hogaamiyihii hore ee Myanmar Aung San Suu Kyi oo xabsi lagu xukumay

Hogaamiyihii hore ee Myanmar Aung San Suu Kyi ayaa lagu xukumay afar sano oo xarig ah, waana markii ugu horeysay ee xukun noocan oo...

Ra’iisul Wasaaraha oo furay kulan lagu taabbagelinayo geeddi socodka dowladnimo xilliga kala guurka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta furay kulan wadatashi ah oo ku saabsan taabbagelinta geeddi socodka dowladnimada xilliga kala guurka,...

Guddiga amaanka ee deegaanka Soomaalida Itoobiya oo go’aan ka gaaray dhibaatooyin muddo badan laga...

Guddiga amaanka ee deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa go'aan ka gaadhay dhibaatooyin ay muddo badan shacabka deegaankaasi ka cabanayeen oo la xidhiidha ciidanka...

Musharax kursiga madaxtiminada Kenya oo lammaanayaasha cusub u sameeyay ballanqaad hadal hayn dhaliyay

Nin u hanqal taagaya xilka madaxtinimo ee dalka Kenya ayaa u ballan qaaday dadka is guursanaya deyn gaaraysa $4,400 (£3,300) iyo $8,800 oo doollar...

Hoggaamiyaha TPLF oo hanjabaado hor leh u soo diray dowladda Itoobiya

Hogaamiyaha fallaagada TPLF Debresion Gabre Mikael, ayaa sheegay in halgankooda ay sii wadayaan ilaa ay afka ciidda u daraan waxa uu ku sheegay cadowga...

Feysal Cali Waraabe Oo Si Kulul Kaga Hadlay Xarigga Abwaan Xabsiga Loo Dhigay Riwaayad...

Hadal heyn xooggan ayaa ka dhalatay xiritaanka nin dhalinyaro ah oo abwaan ah oo lagu magacaabo Idiris Siciid Maxamed (Ilig), balse guddoomiyaha xisbiga UCID...

Shir Looga Hadlayo Hanaanka Dhab U Heshisiinta Qaran Oo Muqdisho Laga Furay

Waxaa maanta magaaladda Muqdisho ka furmay Shirka Soo bandhigista iyo Ansixinta Istiraatiijiyada xiriirka ee hirgalinta Qorshaha Hanaanka Dhab u Heshisiinta Qaran ,kaasi oo socon...

DEG DEG: Milatariga Itoobiya Oo Kaabiga Ku haya Magaalada Kombolcha

Ciidamada dowladda Itoobiya ayaa aad ugu dhowaaday magaalada Kombolcha, taas oo ah magaalo Istiraatiiji ah, waxaana ay dagaal adag kula jiraan ciidanka TPLF. Waxaa soconaya...

Gen William Zana“Ciidanka Mareykanka diyaar ayay u yihiin in ay ka jawaabaan xaaladda Itoobiya”

Jeneraalka sare ee Mareykanka William Zana ayaa u sheegay warbaahinta in ciidamada Mareykanka ay diyaar u yihiin in howlgal Milatari in ay uga jawaabaan...

Sarkaal ka tirsanaa Shabaab oo isku dhiibay ciidanka dowladda

Gudoomiyaha degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose Sayid Cali Ibraahim ayaa xaqiijiyay in sarkaal ka tirsanaa ururka Al-Shabaab uu isku soo dhiibay ciidanka dowladda...

Latest article

Somalia’s Bicameral Parliament Approves provisional Constitution Amendments

MARQAATI NEWS | MOGADISHU: Somalia’s bicameral parliament Saturday approved amendments to the first four chapters of the country’s provisional Constitution after weeks of debates. The...

Suspected Al-Shabaab Militants Kills Six Kenyan Traders At Dhobley Town

MARQAATI NEWS | NAIROBI: Six Kenyans were shot dead early Friday by suspected Al-Shabaab militants at Dhobley at the Kenya-Somalia border. The victims were traders...

Maxay ka dhigan tahay tallaabada taariikhiga ah ee BF Soomaaliya?

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa maanta 55 sano kadib qaaday tallaabo wayn oo taariikhi ah oo ku aadan dhameystirka dastuurka dalka. Labada gole ee baarlamaanka ayaa...