DEG DEG: Milatariga Itoobiya Oo Kaabiga Ku haya Magaalada Kombolcha

0
505

Ciidamada dowladda Itoobiya ayaa aad ugu dhowaaday magaalada Kombolcha, taas oo ah magaalo Istiraatiiji ah, waxaana ay dagaal adag kula jiraan ciidanka TPLF.

Waxaa soconaya dagaal aad u qaraar, iyadoo lagu soo waramaya in uu jiro khasare xooggan oo dhinacyadan soo kala gaaray.

Sidoo kale, diyaaradaha dagaalka ayaa duqeyn aad u xooggan wada, waxaana meelaha ay duqeynayaan ka mid ah xarumo TPLF ku leedadahay magaalada Mekelle (Maqale)

Warkaan wixii kusoo kordha dib ayaa idin kala soo socod siin doonna Insha Allah.

WARARKA MARQAATI

LEAVE A REPLY