25.9 C
Mogadishu
Friday, September 30, 2022

Wafdi ka socda Xamaas oo booqasho ku tagay Moscow iyo madaxweynaha Israa’iil oo Lavrov...

Written by Mohamed Abukar Kulmiye Wafdi ka socda ururka Xamaas ayaa gaaray magaalada Moscow ee caasimadda dalka Ruushka, si ay uga wada hadlaan arrimo kala...

Kuuriyada Koonfureed: Pyongyang ayaa gantaal aan la garanayn u ridday dhanka badda

Milateriga Kuuriyada Koonfureed ayaa maanta oo Arbaco ah sheegay in Kuuriyada Waqooyi ay “madfac aan la cayimin” ku soo ridday badda xeebteeda bari, toddobaad...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Ee Shiinaha Oo Booqasho Aan Horey Loo Shiin Ku Tagay Hindiya...

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Hindiya ayaa sheegtay in wasiirka arrimaha dibadda Shiinaha Wang Yi uu dhiggiisa Hindiya kula kulmi doono New Delhi maanta oo...

Kuuriyada Koonfureed: Pyongyang ayaa ridday gantaal ballistic ah oo qaaradaha isaga gudba

Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Moon Jae-in ayaa ku dhawaaqay in gantaalkii ay ridday Kuuriyada Woqooyi horraantii Khamiista uu ahaa gantaal ballistic ah oo qaaradaha isaga...

Xi Jinping ayaa ugu baaqay reer galbeedka inay wadahadal la galaan Moscow… Halka Biden...

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa sheegay in dagaalka Ukraine lagu soo afjaro sida ugu dhaqsiyaha badan, halka Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu uga digay...

Saaxiibtinimada Shiinaha Ee Ruushka Way xaddidantahay, Beijing-na Waxay Doonaysaa Inay Xoojiso Awooddedda, Ma aha...

Majaladda ka soo baxda dalka Ingiriiska ee Economist ayaa warbixin dheer ka qortay mawqifka Shiinaha ee dagaalka Ukrain, waxaanay ku soo gunaanadday in xiriirka...

Zelensky oo khudbad ka jeedinaya Congress-ka, iyo Washington oo ballan qaadaysaa $800 milyan oo...

Madaxweynaha Ukraine ayaa ka hadlay weeraradii argagixiso ee lagu qaaday Mareykanka sanadkii 2001-dii isagoo dhanka kale dalbaday kaalmo militari oo dheeri ah oo dalkiisa...

Latest article

Madaale Oo Dalab Yaab Leh u Gudbiyey James Swan

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar waxa uu kusoo dhaweeyay kulanna kula...

DFS Oo Dishay Al-shabaabkii Ugu Badnaa

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hawlgal cusub oo ay iska kaashanayaan ciidamada milateriga ee Soomaaliya iyo dadka deegaanka oo ka socda deegaanka Yasooman ee...

Hadalkii Cali Dheere Oo Jawaab Degdeg Ah Laga Bixiyay

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa ka jawaabay hadalkii Afhayeenka kooxda Al-Shabaab Cali Dheere, kaas oo xalay markii ugu...