Wasiirka Arrimaha Dibadda Ee Shiinaha Oo Booqasho Aan Horey Loo Shiin Ku Tagay Hindiya...
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Hindiya ayaa sheegtay in wasiirka arrimaha dibadda Shiinaha Wang Yi uu dhiggiisa Hindiya kula kulmi doono New Delhi maanta oo...
Heshiis xabad joojin ah oo dhexmaray Israel iyo kooxaha Gaza
Ilo Falastiini ah ayaa daaha ka qaaday in Israel ay ogolaatay heshiis xabad joojin ah kaddib markii qaraxyo xooggan ay ka dhaceen Marinka Gaza,...
Kuuriyada Koonfureed: Pyongyang ayaa gantaal aan la garanayn u ridday dhanka badda
Milateriga Kuuriyada Koonfureed ayaa maanta oo Arbaco ah sheegay in Kuuriyada Waqooyi ay “madfac aan la cayimin” ku soo ridday badda xeebteeda bari, toddobaad...
Japan Oo xoojineysa iskaashiga ay la leedahay Washington waxayna heshiis dhanka difaaca ah la...
Written by Mohamed Abukar Kulmiye
Wasiirrada Difaaca ee Mareykanka iyo Japan ayaa ku heshiiyey inay sare u qaadaan iskaashigooda, iyaga oo ka jawaabaya waxa ay...
Xi Jinping ayaa ugu baaqay reer galbeedka inay wadahadal la galaan Moscow… Halka Biden...
Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa sheegay in dagaalka Ukraine lagu soo afjaro sida ugu dhaqsiyaha badan, halka Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu uga digay...
Wafdi ka socda Xamaas oo booqasho ku tagay Moscow iyo madaxweynaha Israa’iil oo Lavrov...
Written by Mohamed Abukar Kulmiye
Wafdi ka socda ururka Xamaas ayaa gaaray magaalada Moscow ee caasimadda dalka Ruushka, si ay uga wada hadlaan arrimo kala...
Saaxiibtinimada Shiinaha Ee Ruushka Way xaddidantahay, Beijing-na Waxay Doonaysaa Inay Xoojiso Awooddedda, Ma aha...
Majaladda ka soo baxda dalka Ingiriiska ee Economist ayaa warbixin dheer ka qortay mawqifka Shiinaha ee dagaalka Ukrain, waxaanay ku soo gunaanadday in xiriirka...
Kuuriyada Koonfureed: Pyongyang ayaa ridday gantaal ballistic ah oo qaaradaha isaga gudba
Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Moon Jae-in ayaa ku dhawaaqay in gantaalkii ay ridday Kuuriyada Woqooyi horraantii Khamiista uu ahaa gantaal ballistic ah oo qaaradaha isaga...