Ra’iisul Wasaaraha oo furay kulan lagu taabbagelinayo geeddi socodka dowladnimo xilliga kala guurka

0
449

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta furay kulan wadatashi ah oo ku saabsan taabbagelinta geeddi socodka dowladnimada xilliga kala guurka, sida algu sheegay qoraal lagu baahiyay barta Facebook ee xafiiska ra’iisal wasaaraha.

Kulanka ayaa la sheegay inay ka soo ka qeyb galayaan Ururrada Bulshada Rayidka ah iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY