28.1 C
Mogadishu
Monday, May 13, 2024

Saciid Dani “25 May Kahor Waa In La Xoreeyo Laascaanood…RW Xamse Waa Xogahaya Madaxweynaha”

Madaxweynaha Puntland Saciid C/laahi Dani ayaa maanta waxa uu markii ugu horreysay jawaab ka bixiyey eedeyn dhowr ah oo kaga timid madaxweyne Xasan Sheekh,...

FADEEXAD: Mushaar La’aan Soo Wajahday Ciidanka Xoogga Dalka

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa bishaan qaadan wax mushaar ah, taas oo noqoneysa fadeexad weyn oo ay madaxa saaraneyso dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan...

Biden: NATO intii hore waa ay ka mideysantahay

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa shaaca ka qaaday in madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu " wacad ku maray kala qeybtinta NATO" markii uu bilaabay...

Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Boosaaso

Taliyaha qaybta booliiska Gobolka Bari G/sare Cabdiqaadir Jaamac Diri ayaa maanta oo khamiis ah gudoomiyey shir khamiiseedka ee saraakiisha booliiska gobolka bari kaas oo...

Wafdi ka socda Xamaas oo booqasho ku tagay Moscow iyo madaxweynaha Israa’iil oo Lavrov...

Written by Mohamed Abukar Kulmiye Wafdi ka socda ururka Xamaas ayaa gaaray magaalada Moscow ee caasimadda dalka Ruushka, si ay uga wada hadlaan arrimo kala...

Johnson Oo booqanaya Imaaraadka Iyo Sacuudiga Si Uu Ugala Hadlo Arrimaha Shidaalka iyo dagaalka...

Ra'iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa maanta oo Arbaco ah booqasho ku tagay Abu Dhabi oo ay ku jiraan Imaaraadka Carabta iyo Sacuudi Carabiya,...

Booliska Somalia oo War kasoo saaray dilka Carruurta Walaalaha ah

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa faah faahin ka bixiyay dhacdo lagu dilay laba Carruur Walaalo ah oo ka dhacday Aaga...

Ruushka oo weeraray goobtii ugu dambeysay ee ciidamada Ukraine ay ku lahaayeen magaalada Mariupol...

Ciidamada Ruushka ayaa weeraray taangiyada lugta ah ee dhismaha birta ah ee Azovstal, oo ah goobtii ugu dambeysay ee ay ku sugan yihiin askarta...

Zelensky oo khudbad ka jeedinaya Congress-ka, iyo Washington oo ballan qaadaysaa $800 milyan oo...

Madaxweynaha Ukraine ayaa ka hadlay weeraradii argagixiso ee lagu qaaday Mareykanka sanadkii 2001-dii isagoo dhanka kale dalbaday kaalmo militari oo dheeri ah oo dalkiisa...

Israaiil Oo Maanta Martigelineyso Shir-madaxeedka Wadamada Carabta Iyo Mareykanka

Wasiirada arrimaha dibadda ee Masar, Imaaraadka, Marooko iyo Baxrayn ayaa gaaray Israa’iil si ay uga qaybgalaan shir ka dhacaya magaalada Negev ee Sedi Boker,...

Latest article

Somalia’s Bicameral Parliament Approves provisional Constitution Amendments

MARQAATI NEWS | MOGADISHU: Somalia’s bicameral parliament Saturday approved amendments to the first four chapters of the country’s provisional Constitution after weeks of debates. The...

Suspected Al-Shabaab Militants Kills Six Kenyan Traders At Dhobley Town

MARQAATI NEWS | NAIROBI: Six Kenyans were shot dead early Friday by suspected Al-Shabaab militants at Dhobley at the Kenya-Somalia border. The victims were traders...

Maxay ka dhigan tahay tallaabada taariikhiga ah ee BF Soomaaliya?

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa maanta 55 sano kadib qaaday tallaabo wayn oo taariikhi ah oo ku aadan dhameystirka dastuurka dalka. Labada gole ee baarlamaanka ayaa...