27.8 C
Mogadishu
Saturday, May 18, 2024
Page 13

Daawo: Dowladda Itoobiya Oo Duulaan Culus Qaadday, Gobolka Amxaarada Oo..

video
Waxaan halkaan hoose ka daawan kartaa wararkii ugu dambeeyay xaaladda Itoobiya, sidoo kalena waxaan kusoo qaadaneynaa duulaanka cusub ee dowladda Itoobiya ay maanta bilowday. Halkaan hoose ka daawo:

Saciid Deni Oo Isku Diyaariyey Dagaal Ka Dhan PSF

Dowlad goboleedka Puntland ayaa ku gacansayrtay baaqii ay shalay gelinkii dambe soo saareen isimada Bari ee dhexdhexaadinayay hoggaanka ciidammada PSF iyo maamulkaasi. Bayaanka ka soo baxay madaxtooyada Puntland lagu sheegay in ciidammada PSF iyo hantidooda oo isugu jirta hub, gaadiid, guryo iyo agab kalaba ay yihiin hanti ay leedahay dowladda Puntland. Arrintaas oo ka hor imaanaysa qodob ku jiray bayaankii isimada...

Muuse Biixi Oo u Digey Cabdi Xaashi & Mahdi Guuleed

Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland ayaa ka mamnuucday dadka ku nool halkaas inay ka qeybgeli arrimaha siyaasadda Soomaaliya, sida laga soo xigtay wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha. Somaliland waxay sheegtay in tallaabo adag laga qaadi doono dadka lagu helo inay ka qeybgalayaan siyaasadda Soomaaliya. “Qof kasta oo u dhashay Dalkan Jamhuuriyadda Somaliland, ha noqdo Mas’uul Dawladeed, Shicib, Urur, Axsaab,...

Booliska Somalia oo War kasoo saaray dilka Carruurta Walaalaha ah

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa faah faahin ka bixiyay dhacdo lagu dilay laba Carruur Walaalo ah oo ka dhacday Aaga Weeydoow degaanka Garasbaaleey ee duleedka Magaalada Muqdisho Afhayeenka waxaa uu sheegay inay soo xireen ninka qabay hooyada dhashay caruurta la dilay iyo iyada, kuwaas oo lagu haayo xarunta dembi Hay’adda dambi baarista ee CID-da. Sidoo kale wuxuu...

Askari ka tirsan booliska Kenya oo toogtay lix qof oo xaaskiisu ku jirtay

Askari ka tirsan booliska Kenya ayaa toogasho ku dilay shan qof oo ku sugnaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, kahor inta aanu isdilay, sida ay sheegtay hay’adda dambi baarista ee DCI. Askariga ayaa markii hore toogtay xaaskiisa oo ku sugneyd gurigooda kahor inta uusan u la dhaqaaqin qoriga AK-47 oo uu ku toogtay afar qof oo kale, sida ay...

Nin laba Carruur ah oo Xaaskiisu dhashay ku dilay duleedka Muqdisho

Meydka labada Carruurta ah oo muddo saacado ah la’aa kalana ahaa Wiil iyo Gabar ayaa waxaa saaka laga helay Xaafadda Jaamacadda Shabeelle oo ka tirsan degaanka Garasbaaleey una dhow Xarunta Jaamacadda Samsam ee duleedka Magaalada Muqdisho. labada Carruurta oo da’doodu kala tahay 7 jir iyo Shan jir ayaa waxaa ku yaallay dhaawacyo kala duwan, waxaana goobjoogayaal sheegeen in mid xarig...

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble & Safiirka Imaaraadka?

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta qaabilay danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Alcuthman. labada mas’uul ayaa waxaa ka wada hadleen xoojinta iyo horumarinta xiriirka labada dal ee walaalaha ah, iyada oo ay jirtay in Afartii sano ee la soo dhaafay uu mad madow ka dhex jiray labada dowladood. Sidoo kale Ra’iisul...

Abiy Axmed oo kasoo hanjabay jiidda hore ee dagaalka

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in 'dhawaan cagta la marinayo cadowga' xilli uu shaaciyay in ciidamada militeriga ay TPLF dib uga qabsadeen magaalooyin muhiim ah. Abiy oo ka hadlayay jiidda hore ee dagaalka wuxuu sheegay in dagaalyahanada fallaagada TPLF ay la kulmeen khasaare xilli ciidamada dowladda ay kala wareegeen magaalooyin dhaca gobollada Amxaarada iyo Canfarta. Ra'iisul Wasaaraha oo ku...

DEG DEG: Milatariga Itoobiya Oo Qabsaday Magaalooyin Muhiim Ah

Milatariga Itoobiya ayaa goor dhow waxa ay gacanta ku dhigeen magaalooyin aad u muhiim ah, kuwaasi oo ka tirsan gobolka Amxaarada. Magaalooyinka ay qabsadeen ciidamada waxa ay kala yihiin Dessie iyo Kombolcha, iyaga oo sidoo kale gacanta ku dhigay Magaaloyinka Bati, Kersana, Gerban iyo Degan. Abiy Ahmed ayaa horkacayey ciidamada guushan gaaray, waxaana ay sidoo kale ciidanku kusii socdaa deegaanno kale. La...

Elections committee suspends election of two more MPs, seeks more time on fate of NISA acting boss

The Federal Indirect Elections Team has suspended the election of two MPs in South West state adding to three the number of seats now held back by the polls body. The Team announced Friday that seats 103 and 154 now stand suspended pending a determination by the Dispute Resolution Committee. South West state Public Works Minister Mohamed Ali Hassan was elected...

Latest article

Somalia’s Bicameral Parliament Approves provisional Constitution Amendments

MARQAATI NEWS | MOGADISHU: Somalia’s bicameral parliament Saturday approved amendments to the first four chapters of the country’s provisional Constitution after weeks of debates. The...

Suspected Al-Shabaab Militants Kills Six Kenyan Traders At Dhobley Town

MARQAATI NEWS | NAIROBI: Six Kenyans were shot dead early Friday by suspected Al-Shabaab militants at Dhobley at the Kenya-Somalia border. The victims were traders...

Maxay ka dhigan tahay tallaabada taariikhiga ah ee BF Soomaaliya?

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa maanta 55 sano kadib qaaday tallaabo wayn oo taariikhi ah oo ku aadan dhameystirka dastuurka dalka. Labada gole ee baarlamaanka ayaa...