27.3 C
Mogadishu
Sunday, May 5, 2024
Page 14

World Bank supports Djibouti to accelerate digital transformation

The World Bank today approved a US$10 million credit from the International Development Association (IDA), the World Bank's program for the poorest countries, in support of Djibouti's efforts to accelerate the digital transformation and build a more inclusive digital economy. While Djibouti has made significant inroads in becoming a digital hub in regional connectivity and data markets, many Djiboutians do...

Abiy’s efforts to block external supplies to TPLF attract Mideast powers to conflict

The desire by the Ethiopian government to seal off external access routes for the Tigray People’s Liberation Front (TPLF) has attracted Middle East rivals to the Tigray war, adding outside influence to the year-long conflict. This week, the TPLF, once a ruling party in Ethiopia but now considered a terrorist group in Addis Ababa, wrote an open letter to the...

U.S. Democrat Omar: Pelosi to act against Republican for anti-Muslim comments

U.S. Representative Ilhan Omar said on Sunday that she is confident House Speaker Nancy Pelosi will take "decisive action" in coming days against Republican congresswoman Lauren Boebert, for remarks about Omar that have been decried as Islamophobic. Boebert described Omar, a Muslim who was born in Somalia, as a member of a "jihad squad" at an event in her home...

China donates Sinopharm COVID-19 vaccines to Somalia

Somalia on Sunday received 500,000 doses of Sinopharm COVID-19 vaccines donated by China to help intensify the fight against the pandemic in the country amid the Omicron variant. Chinese Ambassador to Somalia Fei Shengchao said the arrival of COVID-19 vaccines demonstrates China's commitment to honoring its pledge with actions and protecting the lives and health of the Somali people. "It speaks...

Hogaamiyihii hore ee Myanmar Aung San Suu Kyi oo xabsi lagu xukumay

Hogaamiyihii hore ee Myanmar Aung San Suu Kyi ayaa lagu xukumay afar sano oo xarig ah, waana markii ugu horeysay ee xukun noocan oo kale ah lagu rido. Aung San Suu Kyi ayaa lagu helay dambi ah eedeymo kicin mucaarad iyo jebinta xeerarka Covid-19 ee hoos yimaada sharciga masiibooyinka dabiiciga ah. Ms Suu Kyi ayaa wajaheysa 11 dacwadood oo ka dhan...

Ra’iisul Wasaaraha oo furay kulan lagu taabbagelinayo geeddi socodka dowladnimo xilliga kala guurka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta furay kulan wadatashi ah oo ku saabsan taabbagelinta geeddi socodka dowladnimada xilliga kala guurka, sida algu sheegay qoraal lagu baahiyay barta Facebook ee xafiiska ra'iisal wasaaraha. Kulanka ayaa la sheegay inay ka soo ka qeyb galayaan Ururrada Bulshada Rayidka ah iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed.

Guddiga amaanka ee deegaanka Soomaalida Itoobiya oo go’aan ka gaaray dhibaatooyin muddo badan laga cabanayay

Guddiga amaanka ee deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa go'aan ka gaadhay dhibaatooyin ay muddo badan shacabka deegaankaasi ka cabanayeen oo la xidhiidha ciidanka laanta cashuuraadka federaalka. Guddiga ammaanka heer deegaan oo kulan ka yeeshay arrintan ayaa go'aan ku gaaray iney ciidamada federaalku aysan gudaha magaalooyinka ka ugaardhsan karin alaabada kontarbaanka, wixi hadda ka dambeeyana ay si isku dhaf ah...

Musharax kursiga madaxtiminada Kenya oo lammaanayaasha cusub u sameeyay ballanqaad hadal hayn dhaliyay

Nin u hanqal taagaya xilka madaxtinimo ee dalka Kenya ayaa u ballan qaaday dadka is guursanaya deyn gaaraysa $4,400 (£3,300) iyo $8,800 oo doollar haddii loo doorto xilka ugu sarreeya doorashada guud ee sannadka soo socota. Barasaabka Ismaamulka Machakos Alfred Mutua, oo Axadii shaaciyay musharxnimadiisa madaxweynaha, ayaa sheegay in deynta lagu bixin karo muddo 20 sano gudahood ah ayna caawin...

Hoggaamiyaha TPLF oo hanjabaado hor leh u soo diray dowladda Itoobiya

Hogaamiyaha fallaagada TPLF Debresion Gabre Mikael, ayaa sheegay in halgankooda ay sii wadayaan ilaa ay afka ciidda u daraan waxa uu ku sheegay cadowga ku qasbaya wadahadalka nabadeed. Afhayeenka TPLF wuxuu sheegay duqeymo ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Itoobiya ka geysteen magaalada Maqale oo ay dad rayad ah waxyeeloobeen. Dowladda Itoobiya ayaa dhanka kale sheegtay in maleeshiyaad ka tirsan TPLF,...

Feysal Cali Waraabe Oo Si Kulul Kaga Hadlay Xarigga Abwaan Xabsiga Loo Dhigay Riwaayad Uu Sameeyay

Hadal heyn xooggan ayaa ka dhalatay xiritaanka nin dhalinyaro ah oo abwaan ah oo lagu magacaabo Idiris Siciid Maxamed (Ilig), balse guddoomiyaha xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe ayaa cambaareeyay xariga Sayida. “Waxaan halkan ka cambaareynayaa xarigga dhalinyaradii sheekadii qosolka sameysay ee mataleysay dowlad aan waxbo qaban laakiin inamo yar yar oo dhalinyaro ah oo sameeyay riwaayad qosol ah marka la...

Latest article

Somalia’s Bicameral Parliament Approves provisional Constitution Amendments

MARQAATI NEWS | MOGADISHU: Somalia’s bicameral parliament Saturday approved amendments to the first four chapters of the country’s provisional Constitution after weeks of debates. The...

Suspected Al-Shabaab Militants Kills Six Kenyan Traders At Dhobley Town

MARQAATI NEWS | NAIROBI: Six Kenyans were shot dead early Friday by suspected Al-Shabaab militants at Dhobley at the Kenya-Somalia border. The victims were traders...

Maxay ka dhigan tahay tallaabada taariikhiga ah ee BF Soomaaliya?

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa maanta 55 sano kadib qaaday tallaabo wayn oo taariikhi ah oo ku aadan dhameystirka dastuurka dalka. Labada gole ee baarlamaanka ayaa...