29.9 C
Mogadishu
Wednesday, April 24, 2024
Page 15

Shir Looga Hadlayo Hanaanka Dhab U Heshisiinta Qaran Oo Muqdisho Laga Furay

Waxaa maanta magaaladda Muqdisho ka furmay Shirka Soo bandhigista iyo Ansixinta Istiraatiijiyada xiriirka ee hirgalinta Qorshaha Hanaanka Dhab u Heshisiinta Qaran ,kaasi oo socon doona muddo labo cisho ah oo ka bilaabaneyso 06 illaa 7-ka bishan Dec 2021, waxaana shirka soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya. Shirkaan ayaa waxaa goob joobjoog ka ahaa Agaasimaha...

DEG DEG: Milatariga Itoobiya Oo Kaabiga Ku haya Magaalada Kombolcha

Ciidamada dowladda Itoobiya ayaa aad ugu dhowaaday magaalada Kombolcha, taas oo ah magaalo Istiraatiiji ah, waxaana ay dagaal adag kula jiraan ciidanka TPLF. Waxaa soconaya dagaal aad u qaraar, iyadoo lagu soo waramaya in uu jiro khasare xooggan oo dhinacyadan soo kala gaaray. Sidoo kale, diyaaradaha dagaalka ayaa duqeyn aad u xooggan wada, waxaana meelaha ay duqeynayaan ka mid ah xarumo...

Fred oo guul ku hoggaamiyay Man United kaddib markii ay ka adkaadeen Crystal Palace oo marti ugu ahayd Old Trafford…

Fred ayaa guul ku hoggaamiyay Manchester United kaddib markii ay ka adkaadeen Crystal Palace oo marti ugu ahayd garoonka Old Trafford, kaddib markii ay ku garaaceen 1-0, ciyaar qeyb ka ahayd kulammada Isbuuca 16-aad ee horyaalka Premier League. Qeybta hore ee ciyaarta ayeey labada kooxood Manchester United iyo Crystal Palace ku kala nasteen barbardhac 0-0 ah. Qeybta labaad ee dheesha marka...

“Lionel Messi wuxuu ku dhiban yahay Paris” – Luis Suárez

Laacibka reer Uruguay iyo kooxda Atletico Madrid ee Luis Suárez ayaa sheegay in saaxiibkiis u ciyaara naadiga Paris Saint-Germain ee Lionel Messi uu dhibaato badan kala kulmo cimilada qabow ee ka jirta Faransiiska, isagoo xusay in laacibka reer Argentina uusan jecleen inuu ku ciyaaro cimilada qabow. Lionel Messi ayaa u dhaqaaqay Paris Saint-Germain xilli ciyaareedkan kaddib markii uu dhacay qandaraaskii...

Ethiopia’s war in uncertain phase after Abiy’s advance

Ethiopia's military this week regained control of territory previously claimed by Tigrayan rebels, a potential validation of Prime Minister Abiy Ahmed's decision to join soldiers to conflict-hit areas. Yet how the government scored its wins and what they mean for an eventual outcome in the year-old war remain points of fierce debate as fighting enters a new, uncertain phase. Just a...

DEG-DEG: Barcelona Oo Dhamaystirtay Saxiixeedii Ugu Horeeyay, Halyeey Kooxda Ah Ayaa Ku Soo Laabtay.

Kooxda Barcelona ayaa u muuqata in ay dhamaystirtay saxiixa daafaca Dani Alves kaas oo ku soo laabtay kooxda kadib markii uu horay ugu soo ciyaaray. Barcelona ayaa wadahadalo kula jirta Dani Alves maalmihii ugu dambeeyay iyada oo doonaysa in ay xiddiga ku xoojiso kooxdeeda inta ka dhiman xilli ciyaareedkan. Saxafiga Fabrizio Romano Ayaa haatan xaqiijiyay in uu xiddiga Dani Alves ku...

Halka Uu Dani Alves Ka Gali Karo Shaxda Barcelona Xilli Uu Ogolaaday In Uu Ku Biiro Kooxda.

Kooxda Barcelona iyo Dani Alves ayaa heshiis Rasmi ah gaadhay iyada oo uu xiddigu ku soo laabanayo kooxdiisii hore. Alves oo bilaa koox ah ayaa ogolaaday in uu heshiis hal xilli ciyaareed ah uu soo laabto kooxda Barcelona isaga oo noqonaya saxiixii ugu horeeyay ee Xavi. Ku dhawaaqista heshiiska waxa haatan kaliya ka dhiman in uu La Liga ogolaado heshiiska waxana...

Brendan Rodgers Oo Go’aan Ka Gaadhay Wararka La Xidhiidhinaya Man United, Maxaa Cusub?

Brendan Rodgers ayaa lagu soo waramayaa inuusan doonayn in uu tababare u noqdo kooxda Man United bartamaha xilli ciyaareedka maadama uuna doonayn in uu ka tago kooxda Leicester City. Mustaqbalka Solskjaer ee Man United ayuu shaki ku jiraa kadib guuldaradii 2/0 ahayd ee ay kala kulantay kooxda man City todobaadkii hore. Man United ayaa la sheegayaa in ay tababarihii hore ee...

Gen William Zana“Ciidanka Mareykanka diyaar ayay u yihiin in ay ka jawaabaan xaaladda Itoobiya”

Jeneraalka sare ee Mareykanka William Zana ayaa u sheegay warbaahinta in ciidamada Mareykanka ay diyaar u yihiin in howlgal Milatari in ay uga jawaabaan xaaladda kacsan ee ka taagan dalka Itoobiya ka dib markii ay xoogeysteen dagaallada Tigreeda iyo ciidanka Itoobiya. Waxaa uu sheegay in ay sugayaan jawaab uga timaada taliska Mareykanka ee Washington si ay u qaadan howlgalka. Ciidamada Maraykanka...

Sarkaal ka tirsanaa Shabaab oo isku dhiibay ciidanka dowladda

Gudoomiyaha degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose Sayid Cali Ibraahim ayaa xaqiijiyay in sarkaal ka tirsanaa ururka Al-Shabaab uu isku soo dhiibay ciidanka dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Shabeellaha hoose ka dib markii ay la yeesheen wadahal. Shaqsiga isasoo dhiibay ayaa shabaab ugu Magacownaa Guddoomiyaha maxkamadda  Kuntur-waarey waxaa lagu magacabaaa  Maxamed Xasan Macalin oo magaciisa afgarashadu yahay (Abu-cali). Maxamed Xasan...

Latest article

Somalia’s Bicameral Parliament Approves provisional Constitution Amendments

MARQAATI NEWS | MOGADISHU: Somalia’s bicameral parliament Saturday approved amendments to the first four chapters of the country’s provisional Constitution after weeks of debates. The...

Suspected Al-Shabaab Militants Kills Six Kenyan Traders At Dhobley Town

MARQAATI NEWS | NAIROBI: Six Kenyans were shot dead early Friday by suspected Al-Shabaab militants at Dhobley at the Kenya-Somalia border. The victims were traders...

Maxay ka dhigan tahay tallaabada taariikhiga ah ee BF Soomaaliya?

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa maanta 55 sano kadib qaaday tallaabo wayn oo taariikhi ah oo ku aadan dhameystirka dastuurka dalka. Labada gole ee baarlamaanka ayaa...