Halka Uu Dani Alves Ka Gali Karo Shaxda Barcelona Xilli Uu Ogolaaday In Uu Ku Biiro Kooxda.

0
1007

Kooxda Barcelona iyo Dani Alves ayaa heshiis Rasmi ah gaadhay iyada oo uu xiddigu ku soo laabanayo kooxdiisii hore.

Alves oo bilaa koox ah ayaa ogolaaday in uu heshiis hal xilli ciyaareed ah uu soo laabto kooxda Barcelona isaga oo noqonaya saxiixii ugu horeeyay ee Xavi.

Ku dhawaaqista heshiiska waxa haatan kaliya ka dhiman in uu La Liga ogolaado heshiiska waxana uu Alves la midoobi doonaa xiddigii ay horay isaga soo garab ciyaareen Barcelona.

Xiddiga khabiirka ah ee Alves ayaa si weyn u caawin kara kooxda Barcelona marka ay noqoto dhinaca weerarka oo ay aad uga liidato xilli ciyaareedkan.

2 ways Barcelona could lineup in January with Dani Alves in

LEAVE A REPLY