29.5 C
Mogadishu
Sunday, April 28, 2024

Abiy Axmed oo kasoo hanjabay jiidda hore ee dagaalka

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in 'dhawaan cagta la marinayo cadowga' xilli uu shaaciyay in ciidamada militeriga ay TPLF dib uga qabsadeen...

Kyiv oo lagu soo rogay bandow… halka Washington uga digtay Moscow Isticmaalka khatarta nukliyeerka...

Jimcaha soo socda, madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa u safri doona Poland si uu ugala hadlo dhibaatada bini'aadantinimo ee ka jirta Ukraine, halka Xoghayaha...

Guddiga amaanka ee deegaanka Soomaalida Itoobiya oo go’aan ka gaaray dhibaatooyin muddo badan laga...

Guddiga amaanka ee deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa go'aan ka gaadhay dhibaatooyin ay muddo badan shacabka deegaankaasi ka cabanayeen oo la xidhiidha ciidanka...

Hogaamiyihii hore ee Myanmar Aung San Suu Kyi oo xabsi lagu xukumay

Hogaamiyihii hore ee Myanmar Aung San Suu Kyi ayaa lagu xukumay afar sano oo xarig ah, waana markii ugu horeysay ee xukun noocan oo...

Ra’iisul Wasaaraha oo furay kulan lagu taabbagelinayo geeddi socodka dowladnimo xilliga kala guurka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta furay kulan wadatashi ah oo ku saabsan taabbagelinta geeddi socodka dowladnimada xilliga kala guurka,...

Dhaarinta Kadib, Goorma Ayuu Farmaajo Waayi Doonaa Sharciyadda uu Sheegto?!

Khamiista ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu dhaariyo xildhibaannada baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, taasi oo si rasmi ah meesha uga saari doonta...

Maxkamadda Sare Oo Muddo Kordhin U Sameysay Jawaab Celinta Kiiska Fahad iyo FEIT

Maxkamadda sare ayaa warqad ay u dirtay Garyaqaanka guud ee dowladda ku sheegtay in ay hal maalin dib u dhigtay dacwad uu Fahad Yasin...

Hoggaamiyaha TPLF oo hanjabaado hor leh u soo diray dowladda Itoobiya

Hogaamiyaha fallaagada TPLF Debresion Gabre Mikael, ayaa sheegay in halgankooda ay sii wadayaan ilaa ay afka ciidda u daraan waxa uu ku sheegay cadowga...

XOG: Somaliland Oo Afar Jiho Ka Weerareysa Laascaanood

Somaliland ayaa la kulantay culeys dhaqaale oo aad u xooggan, kaas oo sabab u ah dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, waxaana...

Washinton Iyo London Oo Soo Dhaweeyay Xabad Joojinta Ka Hirgashay Gobolka tigray

Jabhadda Xoreynta Tigray ee waqooyiga Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay u hoggaansami doonto xabbad joojinta bini’aadantinimo ee ay ku dhawaaqday xukuumadda Addis Ababa, ujeeddaduna...

Latest article

Somalia’s Bicameral Parliament Approves provisional Constitution Amendments

MARQAATI NEWS | MOGADISHU: Somalia’s bicameral parliament Saturday approved amendments to the first four chapters of the country’s provisional Constitution after weeks of debates. The...

Suspected Al-Shabaab Militants Kills Six Kenyan Traders At Dhobley Town

MARQAATI NEWS | NAIROBI: Six Kenyans were shot dead early Friday by suspected Al-Shabaab militants at Dhobley at the Kenya-Somalia border. The victims were traders...

Maxay ka dhigan tahay tallaabada taariikhiga ah ee BF Soomaaliya?

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa maanta 55 sano kadib qaaday tallaabo wayn oo taariikhi ah oo ku aadan dhameystirka dastuurka dalka. Labada gole ee baarlamaanka ayaa...