28.5 C
Mogadishu
Saturday, May 4, 2024
Page 4

Kenyatta’s family sent emissaries to govt to be left alone – CS Duale

Defense Cabinet Secretary Aden Duale says Former President Uhuru Kenyatta’s family had sent emissaries to ask President Ruto to leave them alone. In an interview with Spice FM Kenya, Duale said that, that guarantee won’t be granted to the Kenyatta’s family and if that is done then it should be given to all ordinary citizens in the country. “Why is the...

At least 14 al-Shabab militants killed in Bay region

Somali National Army (SNA) reportedly killed at least 14 al-Shabab militants during an attack in the Bay region of the Southwest State of Somalia on Saturday. Ali Mohamed Habbad, the SNA commander for the 60th division, told the Somali National News Agency (SONNA) that several militants were also captured, and weapons were recovered during the operation. The government displayed the bodies...

Puntland oo kahor timid magacaabistii C/kariin Guuleed

Puntland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay magacaabidda ergayga arrimaha Somaliland ee uu magacaabay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud. Wasiirka warfaafinta Punland, Maxamuud Caydiid Dirir oo shir jaraa’id ku qabtay ayaa ku tilmaamay magacaabidda ergayga Somaliland arrin siyaasadeed oo aan xilligeedii joogin, laguna dulminayo xuquuqda gobolada SSC. Wasiirka warfaafinta Puntland wuxuu sheegay in madaxweynaha Soomaaliya looga fadhiyo magacaabidda ergayga arrimaha bini’aadinimo...

Faysal Cali Waraabe: Dagaalkii u danbeeyay waa lagu quustay

Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in dagaalkii shalay ee Laascaanood, uu aha mid xoogaga Laascaanood niyad jabiyay, oo lagu jabiyay. Waraabe ayaa sheegay in dagaalka uu ku jiro maamul goboleedka Puntland, iyo koox siyaasiyiin caan ah oo uu dhowr jeer oo hore sheegay in uu madax u yahay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo. "Dagaalkii u danbeeyay...

Milatariga Somaliland oo ku dhaartay inuu dagaal culus ku qaadayo Laascaanood

Kadib dagaalkii shalay dhexmaray ciidamada Somaliland iyo xoogaga kula dagaalamaya magaalada Laascaanood, millateriga ayaa markale ku dhawaaqay in uu qaadayo talaabooyin hor leh. Taliyaha Guutada 12aad ee Millateriga Somaliland Faysal Cabdi Bootaan, oo la hadlay muuqbaahiyaha afka xukuumada ku hadla, ayaa sheegay in ciidanku uu qaadayo talaabooyin millateri oo xoogan. "Ciidanka qaranku howlgaladiisii dagaal wuu sii laban laabayaa, talaabo lama ilaawaan...

Soomaaliya oo talaabo muhiim ah qaadday

Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u codsatay inay ku biirto 36-da dal ee Afrikaanka ah, iyagoo ka faa’iideysanaya sharciga kobaca iyo fursadaha Afrika ee AGOA. Codsigan ayay dowladda Soomaaliya uga dhawaaqday intii lagu guda jiray xafladda codsiga AGOA ee Soomaaliya, iyadoo safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Larry André oo xilka ka degaya uu muujiyay sida ay Mareykanka uga go’an tahay...

RW Xamse weli miyuu la dhacsan yahay iney ATMIS sii joogto?

Raysal wasaaraha Xukuumadda fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo Xalay ka qeyb galay munaasabad afur ah oo lagu maamuusaayay sanad guuradii koowaad ee kasoo wareegatay markii magaca AMISOM loo badalay ATMIS ayaa ka mahadceliyay doorkooda ku aadan nabadeynta iyo xasilinta Soomaaliya. Raysal wasaare Xamse oo munaasabada ka hadlaayay ayaa sidoo kale sheegay in dowladda Soomaaliya ay horumar la taaban karo...

Agaasimaha Waaxda Information Communication & Technology – ICT ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Mowlid Daqaf ayaa sameeyay Online Application si loogu isticmaalo Hawlaha Wasaaradda ee...

Agaasimaha Waaxda Information Communication & Technology – ICT ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Mowlid Daqaf ayaa sameeyay Online Application si loogu isticmaalo Hawlaha Wasaaradda ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga. Agaasimaha Waaxda ICT mudane Mowlid Daqaf ayaa dib u nashqadeey Apps uu isticamaalo Wasaaradda ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga, asagoo ku soo daray Features cusub muhiimna u...

Somaliland Oo Laga Qabsaday Laascaanood Iyo Tukaraq

Kadib dagaal culus oo ciidanka Somaliland iyo kuwa deegaanka ku dhexmaray 21 cisho magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, ayaa saacado kahor waxaa isbedal weyn oo lama filaan ah ku  yimid aagagii dagaalka, iyadoo Somaliland ay qaadatay go’aan lama filaan ah. Ciidamada Somaliland ayaa isaga baxay dhammaan aagagii ay kaga sugnaayeen Laascaanood iyo duleedkeeda, gaar ahaan goobihii shalay illaa saakay ay...

Saraakiishii Al-shabaab Oo Kala Shakisan & Ammar Uu Bixiyey Cali Dheere!

Kala shaki xooggan ayaa soo kala dhexgalaya hoggaamiyaal sare oo ka tirsan Argagaxisada Al-shabaab xilli howlgal culus oo iyaga ka dhan ah ay waddo dowladda federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa shacabka. Kadib markii Al-shabaab laga saaray deegaanno badan oo dalka ah, waxa ay bilaabeen in markaan ay dhexdooda isku jeestaan, waxaana lasoo warinayaa in xubno uu ka mid yahay afhayeenkooda Cali...

Latest article

Somalia’s Bicameral Parliament Approves provisional Constitution Amendments

MARQAATI NEWS | MOGADISHU: Somalia’s bicameral parliament Saturday approved amendments to the first four chapters of the country’s provisional Constitution after weeks of debates. The...

Suspected Al-Shabaab Militants Kills Six Kenyan Traders At Dhobley Town

MARQAATI NEWS | NAIROBI: Six Kenyans were shot dead early Friday by suspected Al-Shabaab militants at Dhobley at the Kenya-Somalia border. The victims were traders...

Maxay ka dhigan tahay tallaabada taariikhiga ah ee BF Soomaaliya?

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa maanta 55 sano kadib qaaday tallaabo wayn oo taariikhi ah oo ku aadan dhameystirka dastuurka dalka. Labada gole ee baarlamaanka ayaa...