29.7 C
Mogadishu
Thursday, April 25, 2024
Page 3

Duqeymo Culus Oo Lagu Qaaday Khartuum Iyo Magaalooyin Kale

Wariyaha Al-jazeera ayaa sheegay in Ciidamada Cirka ee Sudan ay bilaabeen maanta oo Talaado ah weeraro dhanka cirka ah oo ay ku qaadeen degaano ku yaala Waqooyiga Khartoum, halka Ciidamada Taageerada degdega ah ay ku dhawaaqeen inay soo rideen diyaarad Miig ah oo ay leeyihiin ciidamada xooga dalka ee Sudaan. Arrintan ayaa ku soo beegantay xilli Ergeyga Qaramada Midoobay u...

XOG: Nabad Iyo Nolol Oo Qorshe Halis Ah u Degay Dowladda Xasan Sheekh

Xogo cusub ayaa laga helayaa kulan xasaasi ah oo ku dhowaad Todobaad uga socday magaalada Doxa ee dalka Qadar kooxda Nabad iyo nolol ee uu hoggaamiyo madaxweyne hore Maxamed C/laahi Farmaajo, waxaana kulankaasi looga hadlay arrimo badan oo xasaasi ah. Xog si gaar ah aan u helay ayaa sheegeysa in shirkaan uu markii hore ku baaqay madaxweyne Hore Farmaajo, si...

Erdogan Oo Duulaan Lagu Yahay

Caalamka ayaa hadda eegaya Turkiga oo laga sugayo natiijada doorashadii ugu khatarta badnayd, waxaana dadka siyaasadda falanqeeya ay muujinayaan awoodooda ay ku baadigoobayaan xog xaqiijinaysa aragtidooda, waxayna shirkadaha ra'yiururinta soo bandhigaan maalin walba natiijooyin kala duwan oo musharax kasta iyo xisbi kasta uu heli karo. Daraasad lagu sameeyay nuxurka oo ay daabacday warbaahinta reer galbeedka ayaa xaqiijisay in eexda ka...

Dagaalkii Ugu Cuslaa Oo Ka Socda Sudan

Khartoum waxaa shalay oo isniin ahayd ka dhacay duqeymo xagga cirka ah, qaraxyo iyo dab xooggan, inkastoo xabbad joojin cusub oo 72 saacadood ah lagu heshiiyey ciidamada iyo xoogaga taageerada degdegga ah, halka Qaramada Midoobay ay ka digtay in Sudaan ay qarka u saaran tahay masiibo bini’aadantinimo lagana yaabo in boqolaal kun oo qof ay ka cararaan. Wariyaha Al-jazeera ee...

AS Oo Markooda La Qiyaamay, Weerarka Ka Dhacay Mudug

Dagaal aad u xooggan islamarkaana u dhaxeeyay ciidanka dowladda federaalka oo garabsanaya kuwa deegaanka iyo Alshabaab oo dhinac ah ayaa ka dhacay deegaan lagu magacaabo Cali Qaboobe, kaas oo qiyaastii 30 KM dhanka Koonfur kaga beegan degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, halkaas oo  khasaare uu ka dhashay. Dagaalkan wuxuu ahaa mid qorsheysan oo weerarkiisa lahaayeen ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka,...

Ruushka Oo Talaab Adag Qaaday

Xuduudka u dhexeeya Ruushka iyo Ukraine ayaa laga dareemay horumarro cusub oo dhinaca ammaanka ah, iyadoo dhinaca kale Washington ay daaha ka qaaday qiyaasta khasaaraha kooxda militariga Ruushka ee Wagner Group ee magaalada Bakhmut ee dalka Ukraine, taasoo uu si joogto ah u weeraray Ruushka tan iyo xagaagii hore. Guddoomiyaha gobolka Bryansk ee dalka Ruushka oo ku yaalla xadka Ukraine,...

XOGTA: Ciidanka La Wareegay Muqdisho

Inkastoo amni darri ay ka jirto  magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, ayaa hadana waxaa jira qorsheyaal badan oo dowladda federaalka Soomaaliya ku dooneyso in lagu sugo amniga caasimadda, xilli magaalada amnigeeda lagu wareejiyey askar ka mid ah ciidanka xoogga dalka oo dhowaan lagu soo tababaray dalka Uganda, balse la sheegay in mushaarkoodu bixineyso dowladda Imaaraadka Carabta. Ciidamadan ayaa lagu arkay...

XOG: Somaliland Oo Afar Jiho Ka Weerareysa Laascaanood

Somaliland ayaa la kulantay culeys dhaqaale oo aad u xooggan, kaas oo sabab u ah dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, waxaana sidoo kale laga baqayaa in deegaanno badan oo Somaliland ah uu ka bilowdo sicir barar aad u baahsan, xilli sidookale uu jiro qorshe ay Somaliland ku dooneyso iney Afar jiho kaga weerarto Laascaanood. Somailand waxa ay...

DP World to develop new edible oil terminal at Port of Berbera

DP World, the Dubai-based global port operator, is set to develop a new edible oil terminal at the Port of Berbera in Somaliland. The facility is expected to reduce supply chain costs and create local jobs. DP World has already agreed to a long-term lease for the terminal. With an initial storage capacity of 18,000 tonnes, the terminal will be...

Somaliland army reiterates offensive against SSC-Khatumo forces in Las Anod town

The Somaliland army has reiterated its intention to launch an offensive against SSC-Khatumo forces in Las Anod following heavy fighting on the town's outskirts on Saturday. According to Faisal Abdi Botan, the commander of the 12th Brigade of the Somaliland Army, the army is taking strong military measures in the town. Botan stated in an interview with Somaliland-owned media from the...

Latest article

Somalia’s Bicameral Parliament Approves provisional Constitution Amendments

MARQAATI NEWS | MOGADISHU: Somalia’s bicameral parliament Saturday approved amendments to the first four chapters of the country’s provisional Constitution after weeks of debates. The...

Suspected Al-Shabaab Militants Kills Six Kenyan Traders At Dhobley Town

MARQAATI NEWS | NAIROBI: Six Kenyans were shot dead early Friday by suspected Al-Shabaab militants at Dhobley at the Kenya-Somalia border. The victims were traders...

Maxay ka dhigan tahay tallaabada taariikhiga ah ee BF Soomaaliya?

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa maanta 55 sano kadib qaaday tallaabo wayn oo taariikhi ah oo ku aadan dhameystirka dastuurka dalka. Labada gole ee baarlamaanka ayaa...