Somaliland: Dibadbaxyada Oo La Mamnuucay

0
595

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Somaliland oo ka jawaabeysay codsi banaanbax ah oo uga yimid Ururada Bulshada Rayidka & Ururka u dooda xaququl Aadanaha ayaa gebi ahaanba mamnuucday in xilligaan degaannada Somaliland laga sameeyo banaanbax.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliland oo uu ku saxiixan yahay Wasiirada Wasaaradda Maxamed Kaahin Axmed lana ogeysiiyay Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland, guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex & dhamaan Maamulka Magaalada Hargeysa ayaa lagu sheegay in aanay Suurtagal ahayn in Wakhtigan oo lagu jiro Ansixintii iyo Hawlihii Ururada aanay wax isku soo baxa ah la samayn karin, lana joojijay in la sameeyo wax isku soo bax ah.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland

LEAVE A REPLY