Dhageyso: Yaxye Caamir Oo Si Kulul u Weeraray DFS, Sheegayna In Covid 19 Uu..

0
537

Aqoonyahan Yaxye Sheekh Caamir ayaa ka hadlay saameynta dhanka dhaqaale ee Covid-19 iyo arrimo ku aaddan Bandowga ay DFS kusoo rogtay magaalada Muqdisho.

Waxa uu sheegay in la yaab ay tahay nidaamka loo soo rogay Bandowga iyo badbaadada ay DFS sheegtay iney u sameeneyso shacabkeeda.

Sidoo kale wuxuu sheegay in looga baahan yahay dowladda iney la timaado qorshe ka duwan midka ay hadda wax ku waddo.

Hoos ka dhageyso wareysiga:

Fariin inoo dhaaf

Halkaan ku qor aragtidaada
Fadlan halkaan geli magacaaga