Home XULASHADA TIFAFTIRAHA

XULASHADA TIFAFTIRAHA

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
16,200SubscribersSubscribe

Latest article

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibada oo tallo u soo jeediyay Madaxda ku shirsan Dhuusamareeb

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in hoggaamiyeyaasha ku sugan Dhuusamareeb laga doonaayo in ay tallada kala dhaxeyso...

Baarlamaanka Puntland oo ka doodaya xubnaha Maxkamadda Dastuuriga ah

Fadhiga 22-aad ee Kalfadhiga 46-aad Golaha Wakiillada maamulka Puntland ayaa si rasmi ah u furmay. Fadhiga maanta Ajandaha ayaa ah dhameystirka iyo ansixinta xubnaha Maxkamadda...

Somaliland oo faahfaahisay Faaida ugu jirta Xiriirka maamulka Twain

Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland, Mudane Liibaan Yuusuf Cismaan, ayaa shaaciyey in xiriirka ay yeesheen Somaliland iyo...