28.4 C
Mogadishu
Thursday, April 25, 2024

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble & Safiirka Imaaraadka?

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta qaabilay danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Alcuthman. labada mas’uul...

Feysal Cali Waraabe Oo Si Kulul Kaga Hadlay Xarigga Abwaan Xabsiga Loo Dhigay Riwaayad...

Hadal heyn xooggan ayaa ka dhalatay xiritaanka nin dhalinyaro ah oo abwaan ah oo lagu magacaabo Idiris Siciid Maxamed (Ilig), balse guddoomiyaha xisbiga UCID...

Shir Looga Hadlayo Hanaanka Dhab U Heshisiinta Qaran Oo Muqdisho Laga Furay

Waxaa maanta magaaladda Muqdisho ka furmay Shirka Soo bandhigista iyo Ansixinta Istiraatiijiyada xiriirka ee hirgalinta Qorshaha Hanaanka Dhab u Heshisiinta Qaran ,kaasi oo socon...

Sarkaal ka tirsanaa Shabaab oo isku dhiibay ciidanka dowladda

Gudoomiyaha degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose Sayid Cali Ibraahim ayaa xaqiijiyay in sarkaal ka tirsanaa ururka Al-Shabaab uu isku soo dhiibay ciidanka dowladda...

Doorashada labo kursi oo maanta ka dhacaysa Dhuusamareeb

Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug ayaa lagu waddaa in maanta lagu qabto doorashada labo kursi oo ka mid ah Aqalka Sare, kuwaasoo dhawaan...

Galmudug oo gacanta kusoo dhigtay shaqsiyaad ka dambeeyay dilal ka dhacay Mudug

Howlgal socday muddo 8 bari ah ayaa  lagu soo gaban gabeeyey degaanka dhagtuur ee koofurta gobolka mudug, ka dib markii gacanta lagu dhigay 7...

Mareykanka oo cunaqabateyn ku soo rogay militariga Eritrea

Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogay militariga Eritrea iyo xisbiga talada haya Jimcihii, isagoo ku eedeeyay inay gacan ka geysteen dagaalka ka socda gobolka...

Latest article

Somalia’s Bicameral Parliament Approves provisional Constitution Amendments

MARQAATI NEWS | MOGADISHU: Somalia’s bicameral parliament Saturday approved amendments to the first four chapters of the country’s provisional Constitution after weeks of debates. The...

Suspected Al-Shabaab Militants Kills Six Kenyan Traders At Dhobley Town

MARQAATI NEWS | NAIROBI: Six Kenyans were shot dead early Friday by suspected Al-Shabaab militants at Dhobley at the Kenya-Somalia border. The victims were traders...

Maxay ka dhigan tahay tallaabada taariikhiga ah ee BF Soomaaliya?

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa maanta 55 sano kadib qaaday tallaabo wayn oo taariikhi ah oo ku aadan dhameystirka dastuurka dalka. Labada gole ee baarlamaanka ayaa...