26.7 C
Mogadishu
Friday, April 19, 2024

xog: Boob Ku Socda Xarumaha Hay’adda NISA!

Boob aan nuuciisa taariikhdu werin ayaa xarumaha NISA ka soconaya habeenkii 5-aad oo xiriir ah. Gaadiidkii Hey'adda ayaa laga tirtirayaa dhammaan calaamadihii hey'addu laheyd, waxaana...

MD Xasan Oo Culeys Saaray Somaliland, Laascaanood Awgeed

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si weyn uga shaqeenaysa in Somaliland cadaadis xooggan lagu saaro sidii ay ku joojin lahayd dagaalka ka socda magaalada Laascaanood,...

XOGTA: Ciidanka La Wareegay Muqdisho

Inkastoo amni darri ay ka jirto  magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, ayaa hadana waxaa jira qorsheyaal badan oo dowladda federaalka Soomaaliya ku dooneyso in...

XOG: Somaliland Oo Afar Jiho Ka Weerareysa Laascaanood

Somaliland ayaa la kulantay culeys dhaqaale oo aad u xooggan, kaas oo sabab u ah dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, waxaana...

Saraakiishii Al-shabaab Oo Kala Shakisan & Ammar Uu Bixiyey Cali Dheere!

Kala shaki xooggan ayaa soo kala dhexgalaya hoggaamiyaal sare oo ka tirsan Argagaxisada Al-shabaab xilli howlgal culus oo iyaga ka dhan ah ay waddo...

MD Xasan Sheekh Oo Shaqaalihii Ugu Badnaa Ka Eryaya Villa Somalia

Warar xaqiiq ah oo laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa xaqiijinaya in in ka badan 170 qof oo kamid ah Shaqaalaha ka howlgala qeybaha kala...

Madaale Oo Bedalaya Cumar Filish

Inkastoo weli aan si rasmi ah loogu dhawaaqin, hadana waxaa soo baxaya warar sheegaya in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, uu xilka guddoomiyaha gobolka Banaadir...

Xog: Sidee kusoo laabtay wasiirka kaliya ee ka haray xukuumaddii R/W Rooble?

Xukuumadda cusub ee ra’iisal wasaare Xamza Cabdi Barre waxaa ku cusub arrimo badan oo aan hore uga dhicin xukuumadihii hore, iyadoo inteeda badan uu...

Moscow oo sheegtay in ay nus saac gudaheed ku burburin karto NATO… halka diblomaasiyiinta...

Written by Mohamed Abukar Kulmiye CNN ayaa ku warantay in Sii hayaha Safaaradda Mareykanka ee Ukraine Christina Kevin ay kula laabatay koox diblomaasiyiin Mareykan ah...

Maraykanka iyo Japan ayaa ka digay tijaabada nukliyeerka Kuuriyada Waqooyi markii ugu horreysay tan...

Written by Mohamed Abukar Kulmiye Milateriga Kuuriyada Koonfureed ayaa Sabtida maanta ah sheegay in Kuuriyada Waqooyi ay u muuqato inay ridday gantaal ballistic ah oo...

Latest article

Somalia’s Bicameral Parliament Approves provisional Constitution Amendments

MARQAATI NEWS | MOGADISHU: Somalia’s bicameral parliament Saturday approved amendments to the first four chapters of the country’s provisional Constitution after weeks of debates. The...

Suspected Al-Shabaab Militants Kills Six Kenyan Traders At Dhobley Town

MARQAATI NEWS | NAIROBI: Six Kenyans were shot dead early Friday by suspected Al-Shabaab militants at Dhobley at the Kenya-Somalia border. The victims were traders...

Maxay ka dhigan tahay tallaabada taariikhiga ah ee BF Soomaaliya?

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa maanta 55 sano kadib qaaday tallaabo wayn oo taariikhi ah oo ku aadan dhameystirka dastuurka dalka. Labada gole ee baarlamaanka ayaa...