28.4 C
Mogadishu
Thursday, April 25, 2024

Ruushka: Hadallada Biden waxay keenayaan inuu Go’o xiriirka Washinton Iyo Moscow

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Ruushka ayaa u yeertay safiirka Mareykanka u fadhiya Moscow, John Sullivan, sababo la xiriira hadalladii madaxweyne Joe Biden ee ku...

Mali oo baabi’isay heshiisyo milateri oo ay la gashay Faransiiska

Taliska milatariga ee ka taliya dalka Mali ayaa ku dhawaaqay in la baabi’iyay heshiisyo dhanka difaaca ah oo ay la saxiixdeen Faransiiska iyo xulafadiisa...

Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Boosaaso

Taliyaha qaybta booliiska Gobolka Bari G/sare Cabdiqaadir Jaamac Diri ayaa maanta oo khamiis ah gudoomiyey shir khamiiseedka ee saraakiisha booliiska gobolka bari kaas oo...

Faysal Cali Waraabe: Dagaalkii u danbeeyay waa lagu quustay

Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in dagaalkii shalay ee Laascaanood, uu aha mid xoogaga Laascaanood niyad jabiyay, oo lagu jabiyay. Waraabe ayaa...

Maxay yihiin diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee uu Mareykanka uu siinayo UKraine

Xukuumadda Washington ayaa siin doonta ciidamada Ukraine qalabkii ugu dambeeyay ee qalabkeeda milatariga ah oo ay ku jiraan diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee "Droneska",...

Saraakiishii Al-shabaab Oo Kala Shakisan & Ammar Uu Bixiyey Cali Dheere!

Kala shaki xooggan ayaa soo kala dhexgalaya hoggaamiyaal sare oo ka tirsan Argagaxisada Al-shabaab xilli howlgal culus oo iyaga ka dhan ah ay waddo...

Sacuudiga Oo Dhulka La Simay Diyaarado Dagaal Oo Laka Keenay Iran

TV-ga Sacuudiga ayaa sheegay in isbaheysiga Sacuudiga uu hoggaamiyo ay burburiyeen 4 bakhaar oo ay ku jireen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo qalabkii ay...

Hogaamiyihii hore ee Myanmar Aung San Suu Kyi oo xabsi lagu xukumay

Hogaamiyihii hore ee Myanmar Aung San Suu Kyi ayaa lagu xukumay afar sano oo xarig ah, waana markii ugu horeysay ee xukun noocan oo...

Ruushka oo isku dayaya riditaanka gantaalada xambaari kara nukliyeerka

Wasaaradda Difaaca ee Ruushka ayaa ku dhawaaqday in ciidamada Ruushka ay u dhameystirmeen gantaalada qaadi kara madaxyada Nukliyeerka ee Kaliningrad, oo ku taal badda...

Agaasimaha xariirka bulshada ee xafiiska Ergeyga Gaarka ah ee Abaaraha Macruuf Xaaji oo ka...

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Mudane Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan gaar ah...

Latest article

Somalia’s Bicameral Parliament Approves provisional Constitution Amendments

MARQAATI NEWS | MOGADISHU: Somalia’s bicameral parliament Saturday approved amendments to the first four chapters of the country’s provisional Constitution after weeks of debates. The...

Suspected Al-Shabaab Militants Kills Six Kenyan Traders At Dhobley Town

MARQAATI NEWS | NAIROBI: Six Kenyans were shot dead early Friday by suspected Al-Shabaab militants at Dhobley at the Kenya-Somalia border. The victims were traders...

Maxay ka dhigan tahay tallaabada taariikhiga ah ee BF Soomaaliya?

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa maanta 55 sano kadib qaaday tallaabo wayn oo taariikhi ah oo ku aadan dhameystirka dastuurka dalka. Labada gole ee baarlamaanka ayaa...