28.2 C
Mogadishu
Friday, March 29, 2024

Galmudug oo gacanta kusoo dhigtay shaqsiyaad ka dambeeyay dilal ka dhacay Mudug

Howlgal socday muddo 8 bari ah ayaa  lagu soo gaban gabeeyey degaanka dhagtuur ee koofurta gobolka mudug, ka dib markii gacanta lagu dhigay 7...

Maraykanka “Ukraine Ma Weerarin Madaxtooyada Ruushka”

Nathan Tech, oo ah ku xigeenka afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, ayaa xaqiijiyay in Ukraine ay xaq u leedahay inay is difaacdo, Isagoo tilmaamaya...

Saciid Dani “25 May Kahor Waa In La Xoreeyo Laascaanood…RW Xamse Waa Xogahaya Madaxweynaha”

Madaxweynaha Puntland Saciid C/laahi Dani ayaa maanta waxa uu markii ugu horreysay jawaab ka bixiyey eedeyn dhowr ah oo kaga timid madaxweyne Xasan Sheekh,...

Madaale Oo Bedalaya Cumar Filish

Inkastoo weli aan si rasmi ah loogu dhawaaqin, hadana waxaa soo baxaya warar sheegaya in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, uu xilka guddoomiyaha gobolka Banaadir...

Saraakiishii Al-shabaab Oo Kala Shakisan & Ammar Uu Bixiyey Cali Dheere!

Kala shaki xooggan ayaa soo kala dhexgalaya hoggaamiyaal sare oo ka tirsan Argagaxisada Al-shabaab xilli howlgal culus oo iyaga ka dhan ah ay waddo...

XOG: Somaliland Oo Afar Jiho Ka Weerareysa Laascaanood

Somaliland ayaa la kulantay culeys dhaqaale oo aad u xooggan, kaas oo sabab u ah dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, waxaana...

Xogta Qaraxa Ka Dhacay Baraawe

Inta la xaqiijiyay hal Askari ayaa ku dhintay halka 8 Ruux oo 7 kamid ah Shacab yihiin ay ku dhaawacmeen qarax Miino oo Barqanimadii...

Dagaalkii Ugu Cuslaa Oo Ka Socda Sudan

Khartoum waxaa shalay oo isniin ahayd ka dhacay duqeymo xagga cirka ah, qaraxyo iyo dab xooggan, inkastoo xabbad joojin cusub oo 72 saacadood ah...

Erdogan oo ku baaqay in dib loo bilaabo wada xaajoodka uu dalkiisu uu kugu...

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ka codsaday Midowga Yurub inay dib u billaabaan wada xaajoodka ka mid noqoshada dalkiisa midowga Yurub, xilli uu...

Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa uu ka kooban yahay illaa 4 ciidan oo kala ah: ciidanka dhulka, ciidanka badda, ciidanka cirka iyo difaaca cirka. Dalkeena...

Latest article

Agaasimaha xariirka bulshada ee xafiiska Ergeyga Gaarka ah ee Abaaraha Macruuf Xaaji oo ka...

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan dhanka abaaraha iyo bini’aadanimadda Mudane Cabdiraxman Cabdi Shakuur ayaa booqasho indha indheyn ah oo ugu kuur...

Agaasimaha xariirka bulshada ee xafiiska Ergeyga Gaarka ah ee Abaaraha Macruuf Xaaji oo ka...

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Mudane Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan gaar ah...

Saciid Dani “25 May Kahor Waa In La Xoreeyo Laascaanood…RW Xamse Waa Xogahaya Madaxweynaha”

Madaxweynaha Puntland Saciid C/laahi Dani ayaa maanta waxa uu markii ugu horreysay jawaab ka bixiyey eedeyn dhowr ah oo kaga timid madaxweyne Xasan Sheekh,...