Wafdi ka socda Xamaas oo booqasho ku tagay Moscow iyo madaxweynaha Israa’iil oo Lavrov...
Written by Mohamed Abukar Kulmiye
Wafdi ka socda ururka Xamaas ayaa gaaray magaalada Moscow ee caasimadda dalka Ruushka, si ay uga wada hadlaan arrimo kala...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar: Kama daalin doono inaan ka caawinno Ruushka iyo Ukraine inay...
Wasiirka arrimaha dibadda Qatar Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani ayaa xaqiijiyay in dalkiisa uusan ka waaban doonin caawinta Ruushka iyo Ukraine si loo...
Johnson Oo booqanaya Imaaraadka Iyo Sacuudiga Si Uu Ugala Hadlo Arrimaha Shidaalka iyo dagaalka...
Ra'iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa maanta oo Arbaco ah booqasho ku tagay Abu Dhabi oo ay ku jiraan Imaaraadka Carabta iyo Sacuudi Carabiya,...
Heshiis xabad joojin ah oo dhexmaray Israel iyo kooxaha Gaza
Ilo Falastiini ah ayaa daaha ka qaaday in Israel ay ogolaatay heshiis xabad joojin ah kaddib markii qaraxyo xooggan ay ka dhaceen Marinka Gaza,...
Israaiil Oo Maanta Martigelineyso Shir-madaxeedka Wadamada Carabta Iyo Mareykanka
Wasiirada arrimaha dibadda ee Masar, Imaaraadka, Marooko iyo Baxrayn ayaa gaaray Israa’iil si ay uga qaybgalaan shir ka dhacaya magaalada Negev ee Sedi Boker,...
Lavrov oo Hindiya ku sugan si uu u xoojiyo hubka ruble-ka, halka Washington ay...
Mareykanka ayaa uga digay Hindiya in ay isku soo dhawaadaan Ruushka ama ay ka caawiso in ay ka gudubto cunaqabateynta saaran, waxayna arrintan ku...