C/raxmaan Caynte “Dalkaan Ma Joogaan Madax Iyo Dowlad Isku Kalsoon” (Dhageyso)

0
490

Wasiirkii hore ee wasaaradda qorsheynta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, C/raxmaan aynte ayaa sheegay in dalka aanay joogin madax iyo sidoo kale dowlad kalsooni isku qabta.

Sababaha loo xirayo Wariyeyaasha ayuu ku sheegay iney tahay kalsooni darrada madaxda hadda dalka hoggaamisa.

Muddo xileedka dowladda Farmaajo ayuu sheegay iney tahay markii ugu darneyd ee tacaddiyada lagula kaco saxaafadda.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Fariin inoo dhaaf

Halkaan ku qor aragtidaada
Fadlan halkaan geli magacaaga