28.9 C
Mogadishu
Friday, March 29, 2024
Page 6

Dagaalkii Itoobiya: Caddeymo muujinaya in dad badan la laayay oo lana gubay goobjoogayaal ayaa ka waramaya

Written by Mohamed Abukar Kulmiye Boqollaal qof ayaa si bareer ah loog dhibaateynayaa olole abaabulan oo lagu doonayo in lagu baab,iyo caddeymaha isir sifeynta ee galbeedka gobolka Tigray ee Itoobiya, sida lagu sheegay wareysiyo lala yeeshay 15 goob-joogeyaal ah. Sheegashadan ayaa daba socota warbixinno badan oo sheegaya in la beegsaday dadka Tigreyga ah intii uu socday dagaalka sokeeye. Waxay sidoo kale...

Japan Oo xoojineysa iskaashiga ay la leedahay Washington waxayna heshiis dhanka difaaca ah la saxiixatay London cabsi laga qabo Shiinaha

Written by Mohamed Abukar Kulmiye Wasiirrada Difaaca ee Mareykanka iyo Japan ayaa ku heshiiyey inay sare u qaadaan iskaashigooda, iyaga oo ka jawaabaya waxa ay u arkaan awoodda sii kordheysa ee Shiinaha. Xoghayaha Difaaca Mareykanka Lloyd Austin ayaa sheegay intii lagu guda jiray kulanka Pentagon-ka in Shiinaha uu ku hanjabayo inuu wiiqi doono nidaamka ku saleysan qawaaniinta caalamiga ah. Wasiirka Japan ayaa...

Wafdi ka socda Xamaas oo booqasho ku tagay Moscow iyo madaxweynaha Israa’iil oo Lavrov ka dalbaday inuu raaligelin ka bixiyo hadal uu ka yiri Yuhuudnimada madaxweynaha Ukraine.

Written by Mohamed Abukar Kulmiye Wafdi ka socda ururka Xamaas ayaa gaaray magaalada Moscow ee caasimadda dalka Ruushka, si ay uga wada hadlaan arrimo kala duwan, xilli Israa’iil ay ka dalbatay wasiirka arrimaha dibadda Ruushka inuu raali gelin ka bixiyo hadal ka soo yeeray Yuhuudda oo uu sheegay madaxweynaha Ukraine. Ilo wareedyo rasmi ah ayaa sheegay in wafdi ka socda dhaqdhaqaaqa...

Ruushka oo isku dayaya riditaanka gantaalada xambaari kara nukliyeerka

Wasaaradda Difaaca ee Ruushka ayaa ku dhawaaqday in ciidamada Ruushka ay u dhameystirmeen gantaalada qaadi kara madaxyada Nukliyeerka ee Kaliningrad, oo ku taal badda Baltic-ga ee u dhaxaysa Poland iyo Lithuania. Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Difaaca ayaa lagu sheegay in inta lagu guda jiro dhoolatuska militariga ee Kaliningrad, ciidamada Ruushku ay u ekaadeen "hawlaha elektarooniga ah" si ay u...

Xabbad joojin maanta ka billaabatay dhismaha Azovstal

Hoggaanka Guud ee Ruushka ayaa ku dhawaaqay furitaanka waddooyin nabdoon oo loogu talagalay dadka rayidka ah si ay uga baxaan dhismaha birta ah ee Azovstal. Deegaanka ugu dambeeya ee askarta Ukraine ay ku sugan yihiin magaalada Mariupol (koonfur-bari ee Ukraine) ayaa loo qabtay muddo 3 maalmood ah, laga bilaabo siddeedda subaxnimo ilaa lixda fiidka ee wakhtiga Moscow (Maalmaha Khamiista, Jimcaha...

Mali oo baabi’isay heshiisyo milateri oo ay la gashay Faransiiska

Taliska milatariga ee ka taliya dalka Mali ayaa ku dhawaaqay in la baabi’iyay heshiisyo dhanka difaaca ah oo ay la saxiixdeen Faransiiska iyo xulafadiisa reer Yurub, iyagoo muujiyay sida ay uga soo horjeedaan "xadgudubyada calanka" ee ay ciidamada Faransiiska ka geysteen dalkaasi ee ka dhanka ah madax banaanida qaranka iyo "xadgudubyada badan" ee ay ku hayaan hawada Mali. Goluhu waxa...

Washinton Oo Dooneysa Inay Dib Ugu Laabato Wadaxaajoodka Nukliyeerka Ee Iran

Safiirka Maraykanka u fadhiya Israa'iil Thomas Nides ayaa sheegay in Washington ay wali raadinayso inay dib ugu soo laabato heshiiskii Nukliyeerka ee Iran, isagoo carabka ku adkeeyay inay ka go'an tahay dalkiisa inuu u xaqiijiyo Israa'iil iyo xulafadeeda inaysan u ogolaan Tehran inay hesho hub Nukliyeer ah. Si kasta oo ay tahay in Washington ay ku soo noqoto heshiiska Nukliyeerka...

Ruushka oo weeraray goobtii ugu dambeysay ee ciidamada Ukraine ay ku lahaayeen magaalada Mariupol .. halka Midowga Yurub ay ku dhawaaqeen qorshe ay ku mamnuucayaan Saliidda Ruushka

Ciidamada Ruushka ayaa weeraray taangiyada lugta ah ee dhismaha birta ah ee Azovstal, oo ah goobtii ugu dambeysay ee ay ku sugan yihiin askarta Ukraine, taasoo ku taal koonfurta bari ee magaalada Mariupol, dhanka kale Midowga Yurub ayaa soo bandhigay cunaqabatayn cusub oo lagu soo rogayo Moscow, taasoo meesha ka saareysa dakhliga ka soo xarooda saliidda. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay...

Kuuriyada Koonfureed: Pyongyang ayaa gantaal aan la garanayn u ridday dhanka badda

Milateriga Kuuriyada Koonfureed ayaa maanta oo Arbaco ah sheegay in Kuuriyada Waqooyi ay “madfac aan la cayimin” ku soo ridday badda xeebteeda bari, toddobaad ka dib markii Pyongyang ay ballan-qaadday inay sida ugu dhaqsaha badan u horumarinayso ciidamadeeda Nukliyeerka. Gantaalkan ayaa ah kii 14-aad ee ay tijaabiso Kuuriyada Waqooyi tan iyo bilowgii sanadkan,waxana ay ku soo beegantay maalmo ka hor...

Biden Oo Booqanayo Israa’iil…Kana Hadlay Gantaallada Uu Siiyay Ukraine

Warbaahinta Maraykanka iyo midda Israa’iil ayaa daaha ka qaaday in koox ka socota maamulka Maraykanka oo uu hoggaaminayo la-taliyaha amniga qaranka Maraykanka Jake Sullivan ay tan iyo Axaddii isku diyaarinayeen booqasho ay suurtogal tahay inuu Madaxweyne Joe Biden ku yimaado dabayaaqada bisha June ee sannadkan Tel Aviv. Shabakadda wararka ee “Axios” ayaa ka soo xigatay mas’uuliyiinta Israa’iil in lataliyaha amniga...

Latest article

Agaasimaha xariirka bulshada ee xafiiska Ergeyga Gaarka ah ee Abaaraha Macruuf Xaaji oo ka...

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan dhanka abaaraha iyo bini’aadanimadda Mudane Cabdiraxman Cabdi Shakuur ayaa booqasho indha indheyn ah oo ugu kuur...

Agaasimaha xariirka bulshada ee xafiiska Ergeyga Gaarka ah ee Abaaraha Macruuf Xaaji oo ka...

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Mudane Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan gaar ah...

Saciid Dani “25 May Kahor Waa In La Xoreeyo Laascaanood…RW Xamse Waa Xogahaya Madaxweynaha”

Madaxweynaha Puntland Saciid C/laahi Dani ayaa maanta waxa uu markii ugu horreysay jawaab ka bixiyey eedeyn dhowr ah oo kaga timid madaxweyne Xasan Sheekh,...